Sawirada ciidamada Kenya iyo maleeshiyada Ras Kamboni sida ay u qabsadeen Kismayo iyo meelaha ay joogaan.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA OO BADAN

Halkaan ka akhri Continue reading

Qaraxii Ismiidaaminta ahaa oo ay qasaarahiisa sii kordhayaan iyo dhimashada oo gaartay in kabadan 14 Askari oo Soomaali iyo Amisom ah.

Warar sugan oo laga helaay Hotel Jaziira oo si kumeel gaar ah uu u daganaa Madaxweynaha Cusub ee dhawaan la doortay Prof. Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegaya tirada qasaaraha dhimashada ee ciidamada Amisom iyo Ciidamada dowladda ka soo gaartay Naftood haligayaashii weerarka geystay iyo sida ay u soo qorsheeyeen. HOOS KA DAAWO SAWIRADA IYO DHAAWACYADA Continue reading

<span>%d</span> bloggers like this: