Madaxweyne Xasan Sh. Maxamud oo lumiyay fursadii ugu horeysay ee Siyaasadeed.

Dad badan ayaa ku farxay kadib markii ay maqleen in madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud uu diiday in uu ka qeyb galo shirka guud ee Qaramada Midoobay oo sanadkiiba bishan oo kale ay iskugu yimaadaan madaxweynayasha Aduunka. (ARIMAHA SIYAASADDA) Continue reading

Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Cusub oo lagu magacaabo Mustaf Xaaji Maxamed oo caawa lagu dilay Muqdisho.

Allaha u naxariistee Xildhibaan Mustaf Xaaji Maxamed oo ka tirsanaa Xildhibaannada Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa goordhow dil loogu geystay magaalada Muqdisho. Continue reading

Xaflad lagu taageerayay madaxweynaha cusub oo lagu qabtay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia.

Xaflad lagu taageerayey Madaxweynaha cusub ee dalka Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud oo ay sameeyeen Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Ethiopia ayaa lagu qabtey magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalkaasi. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Two days into job, Somali president survives attacks.

MOGADISHU – Islamist suicide bombers attacked the hotel where Somalia‘s president was giving a news conference on Wednesday, killing eight people and sending reporters diving for cover. SEE MORE PICTURES INSIDE Continue reading

Qaraxii Ismiidaaminta ahaa oo ay qasaarahiisa sii kordhayaan iyo dhimashada oo gaartay in kabadan 14 Askari oo Soomaali iyo Amisom ah.

Warar sugan oo laga helaay Hotel Jaziira oo si kumeel gaar ah uu u daganaa Madaxweynaha Cusub ee dhawaan la doortay Prof. Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegaya tirada qasaaraha dhimashada ee ciidamada Amisom iyo Ciidamada dowladda ka soo gaartay Naftood haligayaashii weerarka geystay iyo sida ay u soo qorsheeyeen. HOOS KA DAAWO SAWIRADA IYO DHAAWACYADA Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud, Gudoomiyaha Baarlamanka iyo Sheikh Shariif oo kulan wada qaatay.

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa xalay kulan ku yeshay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Prof. Xasan Sheikh Maxamuud, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axamed  iyo Guddoomiyaha Baarlamaaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari. HOOS KA DAAWO SAWIRRADA Continue reading

Madaxweynihii hore Sh. Shariif oo ka guuraya magaalada Muqdisho iyo meelaha uu casuumadda ka heysto.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sh. Axmed ayaa warar aad loogu kalsoon yahay waxaa ay sheegayaan in dhowaan boorsooyinkiisa uu ka qaadan doono magaalada Muqdisho isaga iyo laba ka mid ah xaasaskiisa afarta ah. Continue reading

Banaanbax lagu taageerayo Musharaxnimada Farmaajo oo Maanta ka dhacay magaalada Nairobi.

Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Nairobi, gaar ahaan magaalida Islii ayaa isugu soo baxay bannaanbax weyn oo lagu taageerayay Musharax Maxamed C/llaahi Farmaajo oo u taagan Xilka Madaxwayne-nimo ee dalka Soomaaliya. HOOS KA DAAWO VIDEO Continue reading

Dowladda Waqooyi Suudaan oo gebi ahaanba joojisay Lacagihii Shilin Soomaaliga ee ay u daabacaysey dawladda Soomaaliya.

Dowladda Waqooyi Suudaan ayaa si rasmi ah faraha uga qaadday Daabacaad ay ku samayneysey Lacagaha Shilinka Soomaaliga oo ay horey Heshiis ugu kala saxiixdeen labada wadan. Continue reading

HEESTII HA I RIIQIN BY: QAALI LADAN.

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA

Halkaan ka akhri Continue reading

%d bloggers like this: