Bayaan ay soo saareen Beelweynta Gugundhabe ee ku dhaqan dalka Switzerland Bayaankaasoo ku aadan dagaalada kasocda meela kamid ah Gobolka Hiiraan.

Odayaasha Gugundhabe

Bayaan Gugundhabe

Halkaan ka akhri Continue reading

The Seminar in Geneva:- Ethiopia’s current war in Somalia is a continuation of the Somali-Ethiopian war of the 1970s. During the 1980’s, the then-Government of Ethiopia supported insurgency movement.

Mr. Zakariya

Mr. Zakariya Mohamud

 Halkaan ka akhri Continue reading

Hadalkii uu ka jeediyay Mr. Zakariya Maxamud X. Cabdi Siminarkii ka dhacay magaalada Geneva ( Daawo isagoo Video ah).

z18

  • Daawo Video-ga

 Halkaan ka akhri Continue reading

Banaanbax aad u balaaran ay soo abaabuleen Ururada Dhalinyarada & bulshada ee Midowga jaaliyadaha Switzerland oo shalay ka dhacay Magaalada Geneve UN-ka hortiisa.

m1

UN-ka Geneva

 Halkaan ka akhri Continue reading

Maalinnimadii shalay aheyd waxaa Magaalada Geneva Seminar kusoo gaba gabeeyay Dr. Maxamud Jama, / Mr. Zakariya Xaaji Cabdi, / Mr. Cabdi Diirshe .

z1

Club Suisse de la presse

Halkaan ka akhri Continue reading

Maanta oo ah Arbaco 21 Nov. waxaa Magaalada Geneva ku sugan Dr. Maxamud Jama, / Mr. Zakariya Xaaji Cabdi, / Mr. Cabdi Dirshe kuwaasoo Seminar ku haya Magaalada Geneva.

Zakariye Xaaji

Seminar Geneva

Halkaan ka akhri Continue reading

Baarlamanka Midowga Yurub oo shaaciyay in lala xisaabtamo doono dadka ku lugta leh danbiyada dagaal ee Somaliya.

Dambiyada Dagaal

Baarlamaanka Yusub

 Halkaan ka akhri Continue reading

A lone gunman has used his military assault rifle to fire on a dozen fellow worshippers at an Islamic centre in western Switzerland, seriously injuring one.

Islamic Center

Western Switzerland

 Halkaan ka akhri Continue reading

Sheekh C/qaadir Cali Cumar:- “Dagaalku waanu sii wadi doonaa inta Ciidamada gumeysiga Ethiopia aan xoog dalka uga bixineyno, waanu halaajin doonaa”.

Midowga MMI

Sh. C/qaadir C/ Cumar

 Halkaan ka akhri Continue reading

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Mudane Ban Ki-moon oo walaac ka muujiyey dagaal ka qarxo Xaduuda Eritrea & Ethiopia.

eritreafiring.jpg

Halkaan ka akhri Continue reading

Madaxweynaha Konfederaalka Switzerland Marwa M. Calmy-Rey oo booqasho ku joogta dalka India.

calmy-rey.jpg

Somali & English

Halkaan ka akhri Continue reading

Isbahaysiga Dib-U-Xoraynta Soomaaliya oo Samaystay qalab warbaahineed Website cusub oo ku hadla Afka Isbaheysiga.

Isbaheysiga

Websiteka Isbaheysiga

Halkaan ka akhri Continue reading

Immigration should be seen as something that enriches society rather than just a “threat” or “cost”, argues Swiss President Micheline Calmy-Rey.

swiss imigration 

Swiss Imigration

English/Deutsch/France/Italy

Halkaan ka akhri Continue reading

Dalka Brazil oo lagu wado in ay marti geliso Tartanka Ciyaaraha Kubbada Cagta (FIFA) Sannadka 2014ka.

fifa.jpg 

Halkaan ka akhri Continue reading

Für Arbeitgeber, Asylsuchende (Ausweis N), vorläufig aufgenommene Personen (Ausweis F), sowie Schutzbedürftige (Ausweis S und B).

Asylgesetz

Deutsch/English/France/Italy

Halkaan ka akhri Continue reading

Ogeysiis Ogeysiis dhammaan Soomaalida Ogaadeenya ee ku dhaqan wadankan Switzerland….

Ogaden

OGEYSIIS

Halkaan ka akhri Continue reading

Bundesrat Christoph Blocher “Bildlegende: “Da bin ich sehr hart”: Bundesrat Christoph Blocher über die Integration von Ausländerinnen und Ausländern.

Blocher 

I disertori non potranno più ottenere automaticamente l’asilo

Halkaan ka akhri

Continue reading

Professorada Cilmiga Siyaasadda ka dhiga Jaamacadaha Switzerland oo ka faaloodeen Codbixintii Federaalka oo Axaddii ka dhacday Swiss-ka.

xisbi.jpg

Halkaan ka akhri Continue reading

Ra´isal Wasaare Cali Maxamed Geedi wuxuu Ethiopia u aaday in uu xilka iska wareejiyo.

geedi4.jpg

Halkaan ka akhri

Continue reading

Tartanka Quraxda Gabdhaha ee dalka Switzerland oo ay kaalinta Koowaad gashay gabar la yiraahdo Amanda Ammann oo ka timid Kanton St. Gallan.

miss-swiss.jpg 

Halkaan ka akhri Continue reading

Munaasabadda maalinta Ciid al Fidriga oo si weyn looga Ciiday Magaalada Zürich ee wadankan Switzerland.

zurich2.jpg 

Halkaan ka akhri Continue reading

Sidee looga Ciiday Magaala Madaxda wadankan Switzerland, “Qeybtan waxaan idin ku heynaa Sawiro iyo Video Tukashada Salaadda Ciida Masjidka weyn ee Berna.

Ciida1 

Halkaan ka akhri Continue reading

Jendayi Frazer oo si weyn ugu fadeexowday difaacida dambiyada dagaal ee Ciidamada Ethiopia, iyadoo laqorsheynayo Cunna qabateyn lagu soo rogo dowladda Ethiopia.

Miss Frazer

Halkaan ka akhri

Continue reading

Basel-Switzerland: Ciidanka Ilaalada Xuduudka oo qabtay Nin Holandes ah oo watay 105 Kilogram JAAD ah.

Halkaan ka akhri Continue reading

Ergeyga Qaramada Midoobay ee dalka Burma Mudane Ibrahim Gambari oo maanta la kulmaya Taliska Dalkaas General Than Shwe.

Halkaan ka akhri Continue reading

Madaxweynaha Konfederaalka Switzerland Marwa Calmy-Rey oo uga baaqday Golaha guud ee Qaramada Midoobay in si sax ah loo isticmaalo nidaamka Caalamida ee u dhigan Ururka.

Halkaan ka akhri Continue reading

Dowladda Federaalka Swiss-ka oo u magacowday Mudane Jacques Watteville inuu ugu Wakiil noqdo Xarunta Midowga Yurub ee Bruxelles.

Halkaan ka akhri Continue reading

%d bloggers like this: