AMISOM oo sheegtay in ay ka baxayaan fariisimo badan, gaar ahaan garoonka ciyaaraha ee Stadium Mugdisho.

Ciidamada AMISOM ee ku sugan dalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa kusugan magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay baneyn doonaan meela badan oo kamid ah fariisimahooda gbolka Banaadir, iyagoo ugu horeyn tilmaamay in ay faarujinayaan garoonka ciyaaraha ee Satdium Muqdisho. Continue reading

%d bloggers like this: