SomaliSwiss ka daawo Video-ya ku xusuusinaya Taariikhda Soomaaliyeed ee Soojireenka ah, sida Fannaaniintii waaweyneyd ee Qaranka.

SomaliSwiss Video

Daawo Video-yada

Halkaan ka akhri Continue reading

OGEYSIIS BANAANBAXII UGU WAYNAA YURUB OO 14-KA APRIL MAGAALADA BRUSSELS KA DHACAYA.

Mudaaharaad

Halkaan ka akhri Continue reading

Mr. Riyaale ninkii C/llaahi Yusuf ahaa noq-noqodkiisi London ayaa batay marka adiga Baydhaba iska xaadiri waa amar, wax kaloo aan kuu haayo majiraan.

amin 173

Riyaale & Melez

Halkaan ka akhri Continue reading

Afhayeenka Ciidamada Burundi ee jooga Soomaaliya oo Sheegay In Xilligan Hawlgallo ka fulin Doonin magaalada Muqdisho.

cburundi1.jpg

Ciidamada Burundi

Halkaan ka akhri Continue reading

Qaramada Midoobay oo dadaal dheeri ah ka wado, sidii loo dardar gelin lahaa xasilinta xaaladda dagaaleed ee dalka Soomaaliya, taasoo caddeynayso Wufuuda ku soo qulqulayso M. Muqdisho.

un1.jpg

 Qaramada Midoobay

Halkaan ka akhri Continue reading

SomaliSwiss Videos ka daawo – “Taariikhdii Dowladdii Kacaanka Soomaaliyeed ee Jaalle Maxamed Siyaad Barre”.

SomaliSwiss Video

Dowladdii Kacaanka

Halkaan ka akhri Continue reading

Sheikh Yuusuf Max. Baroow Agaasimihii Idaacada Qur’aanka Kariimka oo Xabsiga laga sii daayay Mudo 53 cesho ah kadib.

Saxaafadda xorta ah

Saxaafadda xorta

Halkaan ka akhri Continue reading

Hay´adda Qaramada Midoobay oo walaac xoog leh ka muujisay xaaladaha ka jirta gobolka Sool ee ay isku hayaan Maamul goboleedyada Somaliland iyo Puntland.

UNHCR

Dhibaatooyinka Sool

Halkaan ka akhri Continue reading

Dood isbarbardhig ah oo dhex-martay Wasiirka Arrimaha Dibedda Swiss-ka Micheline Calmy-Ray iyo Mudane Christopher Blocher.

swiss-euro.jpg

 Swiss-Euro

Halkaan ka akhri Continue reading

SomaliSwiss Videos ka daawo – “Dhibaatooyinkii Dagaaladii Dokeeye” – “Musiibada kudhacday Soomaaliya” & “Tarjumada waa Af-Jarmal”.

SomaliSwiss Video

Video-ya Cajiib ah

Halkaan ka akhri Continue reading

Qisa naxdin leh oo heysata wiil Soomaaliyeed oo dil suge ku ah wadanka Sucuudiga.

saudi hanging

Qisa Naxdin leh

Halkaan ka akhri Continue reading

Waxaa maanta laga xusay magaalada Muqdisho maalinta saxaafadda Somalia oo ku began 21 janaayo taasoo ay ka soo qeyb galeen xubno katirsan Dowladda KMG ah.

21 Janaayo Saxaafadda Somalia

Maalinta Saxaafadda

Halkaan ka akhri Continue reading

Shir deg deg ah oo la xiriira xaaladda dalka Soomaaliya oo ay yeelan doonaan Toddobaadkan Golaha Amaanka ee Midowga Afrika.

au-front.jpg

Midnimada Afrika

Halkaan ka akhri Continue reading

Xoogagga wax iska caabinta oo Ra´isal Wasaare Nuur Cadde xalay ku soo dhaweeyeen Madaafiic Hobiyeyaal ah.

mujahidinta_dunida.jpg 

Digniinta Xoogagga

Halkaan ka akhri Continue reading

SomaliSwiss Videos ka daawo – Sheikh Maxamed Rashaaad:- “Shirqoolka Gaalada” & “Qofkii Gaala lasafta Xukunkiisa.

Sheikh Maxamed Rashaad

Shirqoolkii Gaalada

Halkaan ka akhri Continue reading

Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo ka shakisan in ay nool yihiin Axmed Diiriye Cali iyo Sheikh Axmed Cali Gees.

Odayaasha Hawiye

Golaha dhaq. Hawiye

Halkaan ka akhri Continue reading

Ra’isul Wasaare Nuur Cade iyo qaar ka mid ah Golihiisa Xukuumada oo Maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.

RW Nuur Cade

Daawo Sawirada

Halkaan ka akhri Continue reading

Ciidamo cusub oo ka kala socda dalalka Uganda iyo Burundi ee midowga Africa oo ka soo degay garoonka caalamiga ah ee Aadan-Cade Airport.

Ciidanka Amisom

Ciidamada AMISOM

Halkaan ka akhri Continue reading

Isbahaysiga Dib-U-Xoraynta Soomaaliya oo soo Saaray Warsaxaafadeed lagu Canbaaraynayo Xasuuqii ay ciidamada gumeysiga Ethiopia ka gaysteen Muqdisho 17/01/2008

 Isbaheysiga

 Isbah. dib u Xoreynta

Halkaan ka akhri Continue reading

Gud. Ururka Midowga Afrika Mudane Alfa Omar Konari oo eedeyn dusha ka saaray Dawladahii, horay u ballan qaaday inay geynayaan Soomaaliya Ciidamo Nabad Ilaalin.

alfa-omar2.jpg

Alfa Omar Konari

Halkaan ka akhri Continue reading

Ra´isal Wasaare Nuur Cade, ayaa shaaca ka qaaday in ay dowladdiisa wadahadal la galeyso dhammaan kooxaha ka soo horjeeda, oo ay ka mid yihiin kooxda Al-Shabaab.

Nuur Cade BBC

RW Nuur Cade

Halkaan ka akhri Continue reading

Jabhada Islaamiga Soomaaliyeed oo Bayaan ka soo saartay xasuuqii ay shalay Ciidamada Gumeysiga Ethiopia ka geysteen Suuqa Weyn ee Bakaaraha.

JIS

Bayaan J I S

Halkaan ka akhri Continue reading

Faarax Macallin:- Soomaaliya waxaa qabsaday ciidan cadow ku ah Ummada Soomaaliyeed Xasuuqna u geystay, waana in ay si deg deg ah uga baxaan.

Faarax Macallin

Gud. ku. Bar. Kenya

Halkaan ka akhri Continue reading

Daahir Riyaale oo ku soo laaban doono Hargaysa, Isagoo fara maran iyo Afhayeen Sean McCormack oo sheegay in Dowlada Mareykanka ay diyaar u ahayn Aqoonsi la siiso maamulka somaliland.

sean-mc.jpg 

Afhayeen S.McCormack

Halkaan ka akhri Continue reading

“HAMBALYO” “OMAR” “HAMBALYO” “FATIMA” “HAMBALYO” “HAMBALYO” “HAMBALYO”

Heesta Arooska:Aroos Farxad Leh

Yusuf iyo Mina

Halkaan ka akhri Continue reading

At least 25 people were killed and 120 wounded in heavy fighting in the Somali capital Today in the latest confrontation between Ethiopian troops and Islamist-led insurgents.

xasuuqa shacabka

Fighting in Mogadishu

Halkaan ka akhri Continue reading

Bannaanbaxyo waaweyn ayaa maanta ka dhacay guud ahaan magaalooyinka Soomaaliland.

Somaliland

Bannaanbax Somaliland

Halkaan ka akhri Continue reading

Hey’adda CIA-da Mareykanka iyo shirkadaha la shaqeeya ee ladagaalanka Islaamka ayaa albaabada isugu dhufteen website-ka Al-Mujaahid.

Al-Shabaab

Al-Shabaab Al-Muj.

Halkaan ka akhri Continue reading

Bannaanbaxii ugu weynaa oo ka dhacay magaalada London ee wadanka Ingiriiska, Jaaliyadaha wadamada geeska Afrika.

mud6

Daawo Sawirada

Halkaan ka akhri Continue reading

Kulan-diineed Caalami ah oo lagu kala qabtay Magaalooyinka Oslo-Norway iyo Stockholm-Sweden.

mutamar.jpg

Mu’tamarka Islaamka

Halkaan ka akhri Continue reading

%d bloggers like this: