Maxkamada Racfaanka ee magaalada Baydhabo oo maanta Qaaday dacwadii loo heeystay Gudoomiyhii Maxkamada Sare ee Dowladda KMG.

guddoomiyaha-maxkamada.jpg 

Gudd. Maxkamada Sare

Halkaan ka akhri Continue reading

Mas’uulka Qaramada Midoobay ugu qaabilsan Gargaarka ayaa sheegay in la kordhinayo gargaarka Banii’aadmino ee la gaarsiinayo dalka Soomaaliya.

john-holmes.jpg

John Holmes

Halkaan ka akhri Continue reading

3 Ethiopian soldiers killed in Somalia.

Ethiopian troops

Halkaan ka akhri Continue reading

Duqeyntii Diyaaradaha Mareykanka ee degmada Dhoobley oo ay Hay’adda Amnesty International si weyn u canbaareysay.

amnesty1.png

Halkaan ka akhri Continue reading

Kooxda nabad diidka gobolka Banaadir oo mar labaad Odayaashii uu Nuur Cade sii daayay dib u afduubtay saakay Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho.

Cabdi Qeybdiid - Darwiish - M. dheere

Halkaan ka akhri Continue reading

Dab xoog badan oo qabsadey qaybo ka mid ah Dekeda Muqdisho oo aan wali la ogayn ciddii ka dambeysay iyo inta uu la eg yahay qasaarihii ka dhashay ?.

guryo-gubanayo.jpg

Dab qabsaday Dekada

Halkaan ka akhri Continue reading

Ra’isal Wasaare Nuur Cade iyo wafti uu hogaaminayo oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.

 SomaliPM

Rw. Nuur Cadde

Halkaan ka akhri Continue reading

Golaha Midnimada Beelaha Hawiye oo daboolka ka qaaday Weerar ku soo food leh Suuqa Bakaaraha iyo Cabsi la soo gudboonaatay ganacsatada.

Odayaasha Hawiye

Odayaasha Hawiye

 Halkaan ka akhri Continue reading

Afhayeenkii Maxkamada islaamiga Sheikh C/raxiin Cali Muudeey oo sheegay inay ka danbeeyeen weerarkii hoobiyaasha ee lagu qaaday dekada Xamar.

Shekh Ibr. Suuley & Sheikh Mudey

Afhayeenka MIS

Halkaan ka akhri Continue reading

Sheikh Shariif oo Warsaxaafadeed u qabtay Saxaafadda Gudaha iyo kuw Caalamka magaalada Qaahira.

Sh. Shariif

 Sheikh Shariif

Halkaan ka akhri Continue reading

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay oo dib u dhigay ka doodida Ciidamo la keeno Soomaaliya

 un11.jpg

 Astaanta Q.M

Halkaan ka akhri Continue reading

Denmark oo mar kale ka soo cusboonaatay aflagaadeynta Nabigeena Suubanaa s.c.w.

calanka-denmark.png

Calanka Denmark

ka Akhiso hoos warkii Ingiriis ah

Halkaan ka akhri Continue reading

Markab dhuxul lagu rarayey oo Maanta Dab ku qabsadey Dekada Magaalada Kismaayo.

markab1.jpg

Markab Gubanayo

Halkaan ka akhri Continue reading

Gabar Soomaali ah oo lagu soo eedeeyey inay geysatay Afduub Diyaaradeed iyo Argagax.

gabar-la-eedeeyey.jpg

Gabar Somali ah

Halkaan ka akhri Continue reading

Hay’adda Sirdoonka Maraykanka FBI oo sheegay in joogitaanka ciidamada Gumeysiga Ethiopia ee Soomaaliya uu horseeday kacdoon xooggan.

  fbi.gif

 Astaanta FBI

Halkaan ka akhri Continue reading

Qaramada Midoobay Oo ka walaacsan horumar la’aanta Siyaasadda murugsan ee dalka Soomaaliya.

 un1.jpg

 Astaanta QM

Halkaan ka akhri Continue reading

Maxamed Cumar Dalxa oo ka hadlay kulamo, isaga iyo Wefdigiisa ay la yeesheen Wufuudii kale ee Barlamaanada dalalka Islaamka.

dalxa.jpg

 Prof. Dalxa

Halkaan ka akhri Continue reading

Barnaamij dood ah oo Ka Baxay Hornafrik oo ay ku jireen Nabadoon Axmad Diriye & Cabdullahi Dhere kadib markii ay xuriyadooda dib u heleen.

Hawiye1

%d bloggers like this: