Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Cusub oo lagu magacaabo Mustaf Xaaji Maxamed oo caawa lagu dilay Muqdisho.

Allaha u naxariistee Xildhibaan Mustaf Xaaji Maxamed oo ka tirsanaa Xildhibaannada Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa goordhow dil loogu geystay magaalada Muqdisho. Continue reading

Jaamacad cusub oo Maanta laga furay Muqdisho.

Waxaa maanta xariga laga jaray Jaamacad cusub oo lagu magacaabo Jamhuriya University, iyadoo furitaanka Jaamacadaasi ay ka qeyb qaleen aqoonyahanno iyo macalimiin ka socota jaamacadaha ku yaala magaalada Muqdisho. Continue reading

%d bloggers like this: