Webiga Shabeelle oo Fatahaad hoogan oo qasaara geystay ka sameeyay magaalada Baladweyne.

Xaalad adag ayaa soo food saartay dadka ku dhaqan magaalada Baladweyne ee xarunta gobollka Hiiraan, kadib markii uu xalay ku fatahay inta badan xaafaddaha magaaladaasi wabiga Shabeelle. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

%d bloggers like this: