Madaxweynaha Soomaaliya oo madaxtooyada kulan kula qaatay Ergeyga Midowga Afrika iyo Hogaanka AMISOM.

Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Ergeyga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Aboubacar Diarra iyo Taliyaha Ciidamada AMISOM Jen. Andrew Gutti. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

%d bloggers like this: