US Congressional Leaders Call for Emergency Meeting with Agencies on Maintaining Somali Remittance lifelines.

Congressional_LeadersWASHINGTON – Senators Amy Klobuchar (D-MN), Al Franken (D-MN), and Sherrod Brown (D-OH) joined Reps. Keith Ellison (D-MN), Maxine Waters (D-CA), Erik Paulsen (D-MN), Stephen F. Lynch (D-MA), Juan Vargas (D-CA), Adam Smith (D-WA), Chellie Pingree (D-ME), Gwen Moore (D-WI), and Barbara Lee (D-CA) today in calling for a joint meeting with senior Obama Administration officials to discuss and formulate an emergency plan to ensure that lifesaving money transfers to Somalia can continue. READ FULL ORIGINAL LETTER SIGNED BY CONGRESSIONAL LEADERS. Continue reading

Labada Aqal ee dalka Mareykanka oo u is-taagay sidii ay u sii shaqeyn lahaayeen xawaaladaha Soomaalida.


Xildhibaanno iyo waCongress_in_Support_of_Somaliakiillo ka kala tirsan labada aqal ee dalka Mareykanka ayaa u is-taagay sidii loo bad-baadin lahaa adeegga xawaaladaha Soomaaliyeed iyo sidii hey’adaha kala duwan ee dalkan ay uga qeyb qaadan lahaayeen ka hortagga musiibada ka dhalan karta haddii la xiro adeegaas.
Continue reading

DAAWO: Dhammaan Khudbadihii iyo Wareysiyadii Madaxweyne Xasan Sheekh ee dalka Mareykanka.

CSIS_Somalia1

HOOS KA DAAWO DHAMMAAN VIDEO-yada Continue reading

DAAWO: Xafladdii Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Ku dhaqan Minnesota.

MN_SOM_President1Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Minnesota oo ay ku nool yihiin sida lagu qiyaasay Soomaalida ugu badan ee dalka Mareykanka ku dhaqan,  iyadoo Madaxweynahana ay kumanaan dadweyne ah ku soo dhaweeyeen garoonka diyaaradaha Minnesota. HOOS DAAWO XAFLADDA OO DHAN FULL VIDEO IYO SAWIRADA Continue reading

Soomaalida Mareykanka oo si isku mid ah u diiday iney la kulmaan Shariif Sakiin.

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

Daawo Banaan baxyadii u dambeeyay ee ka dhacay Muqdisho, Kenya iyo Mareykanka.

HOOS KA DAAWO EXCLUSIVE VIDEOS

Halkaan ka akhri Continue reading

%d bloggers like this: