Advertisements

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya oo Khudbad dhinac walba taabanaysa Ka Jeediyay Shirka Qaramada Midoobay.

Madaxweynaha Soomaaliya UNMadaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta khudbad dhinac walba taabanaysa ka jeediyay Xarunta Qaramada midoobay. HOOS KA DAAWO VIDEO-GA

Continue reading

Advertisements

Dalka Mareykanka oo lagu maxkamadeeyay Soomaali ku eedeysan in lagu qabtay fal burcad badeednimo.

Maxkamad.jpg1Maxkamad Federaal ah oo ku taala dalka Mareykanka ayaa xukun Maxkameed ku riday muwaadiniin Soomaaliyeed oo lagu eedeyay inay ahaayeen Burcadbadeeda Soomaali oo dil u geystay muwaadiniin Mareykan ah oo saarnaa dooni yar xili ay marayeen meelo kamid ah xeebaha Soomaaliya. Continue reading

Golaha Amaanka ee Q/M oo dhuuxaya warbixintii Musuq maasuqa madaxda Soomaaliya iyo waxa laga yeelayo.

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si kooban uga dooday maanta warbixin ay soo diyaariyeen guddiga la socodka arrimaha amaanka iyo cunno-qabateynta hubka ee Soomaaliya iyo Eritrea, taasoo ku eedeysay madaxda dowladda KMG ah inay lunsadeen dhaqaale loogu deeqay dalka Soomaaliya. Continue reading

A rape victim in Mogadishu hid her identity.

Halkaan ka akhri Continue reading

Ban Ki Moon oo Golaha Amaanka uga warbixiyay safarkii uu ku tagay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya.

Halkaan ka akhri Continue reading

C/weli Gaas oo New york ka sheegay in Soomaaliya aqoonsanayso Falastiin iyo Mucaaradka Liibiya.

HOOS KA FIIRI QUDBADDIISA

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

Soomaaliya oo noqotay dalka kaliya ee Afrika, Carabta iyo Islaambkaba lacarooday reer Galbeedka Khudbaddii Axmad Najaad.

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

%d bloggers like this: