Labada Aqal ee dalka Mareykanka oo u is-taagay sidii ay u sii shaqeyn lahaayeen xawaaladaha Soomaalida.


Xildhibaanno iyo waCongress_in_Support_of_Somaliakiillo ka kala tirsan labada aqal ee dalka Mareykanka ayaa u is-taagay sidii loo bad-baadin lahaa adeegga xawaaladaha Soomaaliyeed iyo sidii hey’adaha kala duwan ee dalkan ay uga qeyb qaadan lahaayeen ka hortagga musiibada ka dhalan karta haddii la xiro adeegaas.
Continue reading

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya oo Khudbad dhinac walba taabanaysa Ka Jeediyay Shirka Qaramada Midoobay.

Madaxweynaha Soomaaliya UNMadaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta khudbad dhinac walba taabanaysa ka jeediyay Xarunta Qaramada midoobay. HOOS KA DAAWO VIDEO-GA

Continue reading

Golaha Imaamyada Soomaalida Ameerika oo Cambaareeyey dilkii Al-Shabaab u geysteen Sheekh C/qaadir Gacamey.

Imaamyada somalida AmirikaKulan ay isugu yimaadeen Golaha Iimaamyada masaajidda Waqooyiga Amerika ee Soomaaliyeed oo ka dhacay magaaladda Minneapolis ee gobolka Minnesota ayey si weyn ugu cambaareeyeen dilkii dhawaan magaaladda Garoowe loogu geystay Sheekh Cabdulqaadir Nuur Faarax [Gacamey], oo ka mid ahaa culumada waaweyn ee Soomaalida. Continue reading

Shirkadaha Xawaalada Soomaalida Mareykanka oo loo fasaxay in ay diraan lacagihii ay u diri jireen dalka Soomaaliya.

Halkaan ka akhri Continue reading

Soomaalida Mareykanka oo ka Banaanbaxday xanibaadda la saaray xawaaladaha Somalida.

Halkaan ka akhri Continue reading

Xawilaadaha Soomaalida ee Gobolka Minnesota oo Joojiyey Shaqadii qabashada lacagaha.

Halkaan ka akhri Continue reading

Soomaalida Mareykanka oo si isku mid ah u diiday iney la kulmaan Shariif Sakiin.

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

Wiil Soomaali ah oo Booliska gobolka Minnesota ay u xireen, kadib markii uu Banki dhac u geystay.

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

%d bloggers like this: