HOOS KA DAAWO TAARIIKHDA
Halkaan ka akhri Continue reading
Filed under: M-Saadaq, Taariikhda | Comments Off on Maanta oo kale 15-ka May Xuska Halgamayaashii SYL & Xornimadeena.
Halkaan ka akhri Continue reading
Filed under: M-Saadaq, Taariikhda | Comments Off on Maanta oo kale 15-ka May Xuska Halgamayaashii SYL & Xornimadeena.
Halkaan ka akhri Continue reading
Filed under: M-Saadaq, Taariikhda, Wadaniyada | Comments Off on Xuska Maalintii Qaranka & Calan Saarka Soomaaliya
Halkaan ka akhri Continue reading
Filed under: M-Saadaq, Taariikhda | Comments Off on Maanta oo kale: 26-ka June & 1-da July (Daawo Taariikhda Dheer ee xornimadii Soomaaliya)
Filed under: M-Saadaq, Taariikhda | Comments Off on MAANTA OO KALE:-Xuska iyo Xusuusta 21-ka October: Wadaad iyo Waranle – Kuwii qaribay dalka iyo daka.
Maanta oo ay bisha Oktoobar ku beegan tahay 21 ayaa waxay ahayd markii ay xukunka dalka la wareegtay sannadkii 1969-kii dowlad milaterigu uu hor-kacayo, taasoo uu madaxweyne ka ahaa Jen. Maxamed Siyaad Barre oo ku geeriyooday dalka Nigeria bishii Jannaayo ee sannadkii 1995-kii. HOOS KA DAAWO BARNAAMISH GAAR AH. Continue reading
Filed under: M-Saadaq, Taariikhda | Comments Off on Maanta oo dalka iyo dibadaba laga xusay wax-qabdka Dowladdii Kacaanka halka Shacabkana laga codsaday inay taageeraan Dowladda Soomaaliyeed.
Filed under: M-Saadaq, Taariikhda | Comments Off on Maanta oo kale: 26-ka June & 1-da July (Daawo Video Taariikhda Dheer ee xornimadii Dalka Soomaaliya)
Xuska 40-guurada Qoraalkii Af-soomaaliga iyo Dokumentiyo Taariikhi ah oo la soo bandhigay!.
Iyadoo ay ku beegan tahay ama lagu gudo jiro xuska 40-guurada qoraalkii Af-Soomaaliga, ayaan munaasabaddaas darteed, waxaan jeclaysannay in aan bulsho-weynta Soomaaliyeed la wadaagno una soo bandhigno, Muuqaallo isugu jira, Sawiro, Videos, qoraallo iyo dokumentiyo intuba muhiim ah oo aan looga maarmin xogta iyo tix-raaca taariikhda cajiibka ah ee qoraalka Af-soomaaligu leeyahay!.
Dokumentiyadaas oo ka kooban laba xirmo oo mid kastaahi ka kooban tahay lix qaybood ah oo dhammaantood xambaarsan macluumaad kala duwan, Xirmada Hore waxaa ku jira Muuqaalka isugu jira Sawiro iyo Videos aan ka qabannay munaasabado Xuska 40-guurada Qoraalkii Af-soomaaliga ee London, halka Xirmada labaad ay ka kooban tahay Dukumiintiyo Taariikhiya iyo faahfaahin kale, tusaale ahaan xirmada labaad, qormadeeda 1aad waa falaqeyn kooban oo aan lagu soo aruuriyey xogta muhiimka ah ee ku jirta dokumentiyada kale ee 5ta ah ee xirmadaas ku jira, kuwaas oo kuu iftiimi doona wax badan, waxana idinka codsanayaa in aad hoos kala degtaan Dukumiintiyada boggaan ku xiran (Download) ku sameysataan. Waxayna kala yihiin:-
1: Xog muhiim ah ee Taariikhda qoraalka Af-soomaaliga (Falaqayn).
2: Warbixintii Guddiga Af-soomaaliga, 1961.
3: Unesco Report, 1966.
4: Iftiinka Aqoonta ee Shire Jaamac, 1967.
5: A Nation in Search of a Script, 1968, by Dr Xuseen Tanzania.
6: Wargeyska Kasmo, issue 15 November 2012.
Xogtaan Maqalka, Muuqaalka, Qoraalka iyo Dukumiintiyada isugu jirta ee boggaan ku xiran ama ku diyaarsan halkaan, ilaahay ka sokoow waxaa suurta geliyay Wadaniyiin fara badan oo Soomaaliyeed kuwaas oo maal, maskax iyo waqtiba ku bixiyey, iyadoo siyaabo kala duwan qof kastaahi uga qeyb qaatay, haseyeeshee si gaar ah waxaa isaga kaashaday soo aruurinta, Diyaarinta, Isku dubbaridka, daabacaadda iyo baaritaankaba, dad kala duwan oo aan ka xusi karno:
Filed under: Keydka guud, M-Saadaq, Taariikhda | Comments Off on 40-guurada Qoraalkii Af-Soomaaliga: Dokumentiyo Xambaarsan Xog iyo Taariikh muhiim ah.
Filed under: M-Saadaq, Taariikhda | Comments Off on 21-ka October, Maanta oo kale iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Siyaad Barre.
Halkaan ka akhri Continue reading
Filed under: Keydka guud, M-Saadaq, Taariikhda | Comments Off on Taariikhda Soomaaliya 1800- illaa 1991-kii.
Filed under: M-Saadaq, Taariikhda | Comments Off on 26-ka Juun: Maanta oo kale, midowgii Koofur & Waqooyi (Daawo Taariikhda Dheer ee uu leeyahay Dalka Soomaaliya)
Halkaan ka akhri Continue reading
Filed under: M-Saadaq, Taariikhda | Comments Off on Dhaxal Xume-yaashii riday dawladdii kacaanka ahayd ee dalku lahaa oo iyaguna 24 Sano jirsaday.
Halkaan ka akhri Continue reading
Filed under: M-Saadaq, Taariikhda | Comments Off on Bilowgii iyo dhamaadka Taariikhda ururada Diiniga ah ee Soomaaliya soo maray iyo Kobocoodii.
 Halkaan ka akhri Continue reading
Filed under: M-Saadaq, Taariikhda | Comments Off on SomaliSwiss Files: (Baro Taariikhda Dheer ee uu leeyahay Dalka Soomaaliya.
Halkaan ka akhri Continue reading
Filed under: Keydka guud, Taariikhda | Comments Off on Liiska Culimadii Al-Itixaad kuwii dagaallada Soomaaliya wax ka huriyay iyo kuwii diiday.
Halkaan ka akhri Continue reading
Filed under: Keydka guud, Taariikhda | Comments Off on Khudbaddii ugu horeysay ee uu jeediyay AUN Madaxweyne Siyaad Barre. (Dhegayso)
Halkaan ka akhri Continue reading
Filed under: Keydka guud, Taariikhda | Comments Off on Goormaa kuugu dambeysay Muuqaalka Lacagihii Soomaaliya 1950 ilaa 1990.
Halkaan ka akhri Continue reading
Filed under: M-Saadaq, Taariikhda | Comments Off on Daawo Video ku saabsan Taariikhda Soomaaliya laga soo billaabo 1800 ilaa 1991. – History Of Somalia 1800-1991.
Halkaan ka akhri Continue reading
Filed under: Keydka guud, Taariikhda | Comments Off on Who was Sheikh Hassan Barsane? من هو الشيخ ØØ³Ù†ØŸ
Halkaan ka akhri Continue reading
Filed under: Cadaalad, Heesaha, Midnimada, SomaliSwiss, Taariikhda, Wadaniyada, Wararka | Tagged: SomaliSwiss Somalia Mogadisho Puntland Somaliland Baido | Comments Off on Golaha dhaqanka iyo Midnimada Beelaha hawiye oo eedeyn culus u jeediyay wefdigii xaqiiqo raadin ahaa ee Muqdisho yimid.
FIIRO GGAR AH: Fadlan ogsoonow Muxaadaradaan waxay ka kooban tahay 58 Daqiiqo, Sidaas darteed 5-ta Daqiiqo ee ugu horeysa waxaan ku soo uruurinnay Nuxurka guud ee ay xambaarsan tahay Muxaadaradu si ay u fahmaan dadka aan waqtiga u heysan in ay wada dhegeystaan. Shan Daqiiqadood ka dib waxaa bilaabanaya Muxaadarada oo dhameys tiran qofkii waqti u helaya.
Muxaadaradaan wuxuu Shiikhu jeediyey Sagaashameeyadii intii u dhexeysay 1991-1993.
Fadlan ahmiyad sii oo dhageyso Muxadaradaan, ka dibna isweydii Goormee Soomaalida Gaaleyntu u bilaabatay oo weliba ilmo Yuhuudeed in ay yihiin lagu tilmaamey, Haddii aad isweydiiso maxey ku muteysteen Sheekh Boqolsoon ayaa kuu sharaxaya, sababtuna waa in aaysan jecleyn Akhwaanu Muslimiinkii Shiikhu ka tirsanaa.
 Halkaan Riix oo ka Dhageyso Hadalkan Mucjisada:  ama halkaan Hoose ka dhegeyso.
Walaal bal ahmiyad sii oo dhageyso Muxadaradaan Mucjizada ah, Goormee Soomaalida Gaaleyntu u bilaabatay oo weliba ilmo Yuhuudeed in ay yihiin lagu tilmaamey. FIIRO GGAR AH: Fadlan ogsoonow Muxaadaradaan waxay ka kooban tahay 58 Daqiiqo, Sidaas darteed 5-ta Daqiiqo ee uguy horeysa ayaan ku soo uruurinnay Nuxurka Muxaadarada si ay u fahmaan dadka aan waqtiga u heysan in ay wada dhegeystaan. Muxaadaradaan wuxuu Shiikhu jeediyey Sagaashameeyadii.
ama Riix Halkaan oo soo degso Mp3 Halkaan ka Dhageyso Mucjisada
Filed under: Keydka guud, Taariikhda | Comments Off on Sheikh Boqolsoon Oo 17sano ka hor sheegay in Soomaalida badankeed aysan Muslim ahayn ayna yihiin ilmo Yahuudeed..
Swiss-Bern (SomaliSwiss) 05, March 2007![]()
                                                                                     Hoos kadaawo Video gaÂ
Nin magaciisa la yiraahdo Koshin Mohamed oo ah sida uu sheegay Ambassator dowlada KMG ah u fadhiya dalka maraykanka ahna wiil uu adeer uyahay C/llaahi Yusuf ayaa  dad xun oo aan aduunka waxba ka hayn ku tilmaamay  muslimiinta aduunka gaar ahaan somalida oo uu markaasi barnaamijkiisu ku saabsanaay.
Wuxuu soo bandhigay muuqaalo uu gaalada ku tusayay taariikhda tixanaha ah ee Somalia ay soo martay xiligii gumaysiga asaga oo ku amaanay gaalada dhagaysanaysay si ay ula dagaalamayaan muslimiinta aduunka iyo waliba mida Somalia .
Ninkan oo ah wiil uu C/llaahi Yusuf Adeer uyahay ayaa waxa uu si xun u caayay Madaxdii Maxkamadaha si gaar ahna u tilmaayay.
1 Sheikh Xasan Daahir Aweys
2 Sheikh Shariif Sheikh Axmed
& Madaxdii katirsaneyd Maxkamadaha oo dhan isagoona kutilmaayay in ay ahaayeen Argagixisada Aduunka kuna takri faleen Diinta Islaamka Umadda Somaliyeedna uga dhaadhiciyeen si qaldan ayuu yiri wiilka adeerka uyahay C/llaahi Yusuf.
Sidoo kale wuxuu si aad ah ugu gafay Hablaha Somaliyeed ee asturan kuna tilmaamay Jalbaabka wax ay caada iyo dhaqan uleeyhiin Carabta iyo afghanistaanka oo uu kasoo fasirtay Qoraagii Nuuradiin Faarax .
Ninkan ayaa isagoo iska gadaya Gaalada Mareykanka wuxuu kutilmaayay Dadka degan Muqdisho iyo agagaarkeeda iney yihiin dad jaahiliin ah oo uu tilmaamay Puntland iyo
Halka Muqdisho iyo agagaarkeeda uu kutilmaamay meel ay kuhoydaan Muslimiinta Mintidka ah uuana weliba ufasiray Calanka Islaamka ee ay kuqoran tahay
“ LAA ILAAHA  ILLAA ALLAAH MUXAMADAN RASUULULLAAH “ kuna tilmaamay calankaas Islaamka wax xun ee umadda lagu marin habaabiyo ayna tahay wax lagu qoslo waa siduu hadalkiisa udhigaye.
Ninkan ayaa sidoo kale uxayeesiiyay Adeerkiis waa C/llaahi Yuusufe kusheegay in uu yahay nin ay soo dooratay Umadda Somaliyeed ahna nin aqoon leh uuna yahay ninka kaliya ee yaqaana Islaamiyiinta weliba “ AL ITIXAAD “ ayuu yiri nabadna ukeena kara Umadda Somaliyeed .
Ninkan ayaa soo bandhigay Sawiro badan ee uu Internetka kasoo aruuriyay oo ahaa sawiradii Madaxdii Maxaakiimta & Askartii Mujaahidiinta Midoga Maxaakiimta Somaliyeed.
Kuna tilmaamay Askartii Maxkamadaha kuwa Tababar kasoo qaatay AlQa’ida sheegayna iney ahaayeen dad badankood katagay Yurub iyo Mareykan iyo Wadamada Carabta ayuu yiri.
Yaanan Hadalka idinku Badinee ila daawada Video fiidiyoowgaan  Riix Halkaan Daawo Video Klick Hier
SomaliSwiss  Omar Mahamud
|
Filed under: SomaliSwiss, Taariikhda, Wadaniyada, Wararka | Comments Off on Wiil uu C/llaahi Yusuf adeer uyahay oo Aflagaada ugeystay Diinta Islaama & Midowgii Maxaakiimta Islaamiga ahaa
Swiss-Bern (SomaliSwiss) 04, March 2007
SomaliSwiss  YusufyareÂ
|
Filed under: SomaliSwiss, Taariikhda, Wadaniyada, Wararka | Comments Off on Sh. Fu’aad Maxamed Khalaf, Go’aankeena waxa waaye in cadowga lala dagaalamo oo wadanka laga saaro
Filed under: SomaliSwiss, Taariikhda, Wadaniyada, Wararka | Comments Off on C/llaahi Sheikh, Dekadda iyo Garoonka Muqdishona waxaa loo magacaabay nin Reer Puntland ah
You must be logged in to post a comment.