Madaafiic ay dad ku waxyeeloobeen oo Xalay lagu gaaracay Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose.

War naga soo gaaray degamada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose,ayaa sheegaya in ugu yaraan shan qof oo shacab ah ay ku dhaawacmeen, kadib markii xalay lagu garaacay hoobiyeyaal. Continue reading

Warar ku saabsan dagaaladii ka dhacay shalay Gobolka Jubada hoose iyo xaaladda magaalada Kismaayo.

War naga soo gaaray degmada Afmadow ee Gobolka jubada hooe ayaa sheegaya in dagaalkii Shalay galinkii dambe ka dhacay ayaa waxaa Saakey ka hadlay Dagaaladaasi Saraakiisha Ciidamada Dowlada ee Gobolkaasi, waxayna sheegeen in Ciidamo ka Tirsan Xarakada Al-Shabaab ay dagaal ku soo qaadeen Degmada Afmadoow ee G/Jubada Hoose, balse sida wararku ay sheegayaan inShabaabku ay iska caabin xoog leh halkaas kala kulmeen. Continue reading

Xafiisyadii Al-Shabab ee magaalada Marka oo la qaniimeystay.

Wararka hada naga soo gaaraya magaalada Marka ayaa sheegaya in ay gudaha magaalada ka socdaan bililiqo aad u xoogan oo loo geysanayo xafiisyadii kooxda Al-shabaab ay ku lahaayeen magaaladaasi. Continue reading

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Amisom oo gacanta ku dhigay magaalada Marka ee xarunta gobolka Sh/hoose.

Ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa maanta la wareegay  guud ahaan gacan ku heynta magaalada Marka ee xarunta gobolka Sh/hoose. Continue reading

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya oo soo furtay 4 qof Ajaanib ah oo dhowaan laga soo Afduubtay gudaha dalka Kenya.

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa ku guuleeystay in ay si xooga ah ku soo furtaan Afar ajaanib samafalayaal ah iyagoo bed qaba, kuwaasi oo maalmo ka hor laga soo afduubtay xerooyinka qaxootiga ee Dhadhaab. Continue reading

Midowga Afrika oo shaaca ka qaaday in Ururkoodu uu ka hortagi doono weerar kasta oo kaga yimaada dhinaca Xarakada Al Shabaab.

Halkaan ka akhri Continue reading

Guri uu leeyahay Col. Qadaafi oo Gantaalo lagu bur buriyay iyo isagoo ku eedeeyey Mareykanka dhibaatada ka taagan dalka Soomaaliya.

Halkaan ka akhri Continue reading

%d bloggers like this: