Xildhibaanada Baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo maanta ka dooday Miisaaniyadda dowlada.

FB_IMG_1537372529239Xildhibaanada golaha shacabka ayaa maanta ka dooday ku noqoshada miisaaniyadda dowladda 2018 oo ay soo gudbisay wasaaradda maaliyadda. Kulanka oo uu shir guddoominaayay guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha shacabka mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa waxaa soo xaadiray 148 xildhibaan. Continue reading

Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo jawaab ka bixiyay eedeymo uu usoo jeediyay Xildhibaan Warsame Joodax.

yariisow-iyo-JoodaxGudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa jawaab ka bixiyay eedeyn uu u soo jeediyay Xildhibaan Warsame Joodax  oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Federalka. Continue reading

Taliyaha Ciidanka Booliska oo sheegay inay baarayaan qaraxyadii Hotel Saxafi.

taliyaha-ciidTaliyayaasha Ciidamada dowlada oo kulan gaar ah ku yeeshay xarunta Taliska Ciidanka Booliiska ayaa waxay kaga hadleen isla xisaabtanka, qaabka amniga, adkeynta baraha lagu baaro gaadiidka iyo muhiimadda ay leedahay wada shaqeynta bulshada iyo laamaha ammaanka. Continue reading

Madaxweyne Farmaajo oo berri u kicitimaya magaalada Gondor ee dalka Itoobiya si uu uga qeyb galo Shir Saddex geesood ah.

farmaajo333-640x427Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane, Maxamed C/llaahi Farmaajo, ayaa lagu wadaa inuu berri oo jimaca ah u ambabaxo Magaalada Gondar, Gobolka Baxar-daar ee Dalka Itoobiya. Continue reading

Dowladda Itoobiya oo qorsheyneysa in ay Saldhig ciidamada Badda ah ka dhisato Badda Cas iyo Badweynta Hindiya.

Photo-Senior-Ethiopia-officers-in-Addis-AbabaTaliye ku xigeenka ciidamada Ethiopia General Berhanu Jula ayaa sheegay in dowladiisu ay qorsheyneyso inay ka dhisato saldhig milatari oo ciidamada badda ah  Badda Cas iyo Badweynta Hindiya. Continue reading

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Hirshabelle oo ku dhintey qarax ka dhacay Muqdisho.

xildhibaan-cabdweliXildhibaan Cabdiweli Maxamed Ibraahin oo kamid ahaa xildhibaanada Baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa ku dhintey qarax ka dhacay goordhoweyd magaalada Muqdisho. Continue reading

Madaxweynaha maamul goboleedka koonfur galbeed Shariif Xasan oo ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka Madaxweynaha Koofur Galbeed.

Shariif-HassanMadaxweynaha maamul goboleedka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa goor dhow magaalada Baydhabo kaga dhawaaqay inuu iska casilay xilka Madaxweynaha Koofur Galbeed, kaddib cadaadis siyaasadeed oo maalmihii la soo dhaafay la kulmayay. Continue reading

Hogaamiye-yaasha Maamul goboleedyada oo sameystay Xisbi siyaasadeed oo gaar ah.

maamul goboleedyadaXisbiga siyaasadeed ee ay sameysteen Madaxda afarta dowlad goboleed ayaa loogu magac daray Horusocod Qaran, (National Progressive Party), waxaana Guddoomiye loogu doortay Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas. HOOS KA AKHRI WAR-SAXAAFADEEDKA Continue reading

Culimada Soomaaliyeed oo baaq kasoo saaray dagaalka ka socda Gobolka Sool.

dagaalHay’adaha Culimada Soomaaliyeed oo ka kooban Majmaca Culimada iyo hay’adda Culimada iyo Golaha guud ee Culimada Soomaaliyeed ayaa Maanta bayaan kasoo saaray dagaalka ka socda degaanka Dhumay ee Gobolka Sool. Continue reading

Dowladda Ethiopia oo markii ugu horreeysay Madaxweyne u dooratay Haweeneey.

Sahle-Work-Zewde-1Baarlamanka Dalka Itoobiya ayaa goordhow markii ugu horeysay taariikhda u codeeyay isla markaana u doortay Madaxweyne Haweeneey lagu Magacaabo, Sahle-Work, Zewde ,markii uu is-casilay hoggaamiyihii hore, Mulatu Teshome. Continue reading

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo Saraakiisha Ciidanka ku amray in ay dardar geliyaan adkeynta Amniga.

265E6A6C-4E63-4E67-A9B4-30182754D7EETaliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye gaas Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko†ayaa maanta ka qeyb galay shirka Khamiislaha ah ee Ciidanka Booliska, kaasi oo looga hadlay dardar gelinta Shaqada iyo adkeynta Nabad gelyada. Continue reading

Dowladda oo shaacisay Malaayiin doolar oo loo qorsheeyay in lagu dhisayo xarumaha danta guud iyo wadooyinka.

1-2-1-640x427Shir ay golaha wasiirada XFS ay maanta Muqdisho ku yeesheen ayaa looga dooday dardar-gelinta barnaamijka is-xilqaan oo lagu dhisayo xarumaha danta guud iyo wadooyinka si loo soo nooleeyo bilicda dalka iyo haybadda qarannimo. Continue reading

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Dhaxal-sugaha Boqortooyada dalka Sucuudiga.

20Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khaye, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Sucuudiga ayaa la kulmay dhaxal-sugaha Boqortooyada Sucuudi Carabiya, Mohammed bin Salman bin Abdulaziz. Continue reading

Wasiiru dowlaha Maaliyadda oo raalli gelin buuxda ka bixiyay hadalkii gefka ahaa ee ka careysiiyay dadka ku hadla Afka Maayga.

FB_IMG_1539164706188-696x464Wasiiru dowlaha Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Maxamuud Xayir Ibraahim ayaa raalli gelin ka bixiyay hadal uu maalintii isniinti ka sheegay Baarlamaanka oo ku saabsanaa su’aal lagu weydiiyay afka Maayga, iyadoo jawaabta uu ka bixiyay ay ka careysiiyay dadka ku hadla lahjada Maayga. Continue reading

Matxafkii Qaranka Soomaaliya oo kudhowaad 30 sano kadib dib loo dhisayo.

79_bigWasiiirka Boostadda iyo Isgaarsiinta Soomaaliya, Cabdi Canshuur Xasan, ayaa shir gudoomiyey kulan gaar ah oo ay isku yimadeen guddiga Abaabulka Qorshaha isxilqaan ee lagu dhisayo Matxafka Qaranka, kaa oo looga hadlayey dar-dar galinta Qorshaha dib u dayactirka iyo dhismaha loogu samaynayo xaruntaas.

Continue reading

Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya oo la Kulmay Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya.

43565404_1783511968414291_4766458523603173376_nGuddoomiyaha Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga gaarka ah Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Nicholas Haysom iyo Kaaliyihiisa gaarka ah. Continue reading

Ciidammada dowladda oo la wareegay Deegaanno ka tirsan gobalka Hiiraan.

Howlgal-640x425Ciidammada Xoogga Dalka oo kaashanaya kuwa AMISOM ayaa Howlgalo kula wareegay deegaano hoostaga degmada Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan sida uu Warbaahinta Qaranka u sheegay Guddoomiyaha Degmada Jalalaqsi Ibraahim Madoobe Nuur. Continue reading

Qaar ka mid ah maleeshiyaadka Al-shabaab oo la xukumay.

amni.jpgMaxakamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa ku xukuntay Maxamed Cabdi Salaad Nuur Sideed sano (8) oo xabsi ciidan ah halka eedeysanaha 2—aad ee Gacal Maxamed Cali Maxamed lagu xukumay Seddax sano (3) oo xabsi ciidan ah sida uu sheegay Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute oo ah Guddoomiyah Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida. Continue reading

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo Kulan La Qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Boqortooyada Sucuudiga.

1539101414034_2-640x427Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali khayre ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha dibadda Boqortooyada Sacuudiga Adel bin Ahmed Al-Jubeir. Continue reading

Wafdiga ka socda Aqalka sare oo Baydhabo kula kulmay Golaha Wasiirada Maamulka K/Galbeed.

IMG-20180920-WA0102Wafiga Aqalka sare ee magaalada Baydhabo u jooga xal u helista is afgaranwaaga soo kala dhexgalay Dowladda Federaalka iyo Maamul Gobolleedyada iyo Maamul Goboleedyada dhexdooda ayaa shalay ka qeyb galay shirkii Golaha Wasiirada Maamulka Koonfur Galbeed,waxayna ka wada hadleen arrimaha taagan,sida lagu xalin karo,waxayna Golaha Wasiirada KGS u soo gudbiyeen wafdiga Golaha Aqalka Sare xogtii ay ka rabeen Dowlad Goboleedka oo qoraaal ah si wafdiga aqalka sare uu dib ugala soo laabto Golaha aqalka sare. Continue reading

Wafdiga Aqalka sare oo Kismaayo kula kulmay Odayaasha dhaqanka iyo Ururka Haweenka Jubbaland.

42233067_1855191591268047_5240613902240186368_n-640x311Wafdiga Golaha Aqalka sare ee ku sugan magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland ayaa la kulmay Odayaasha dhaqanka iyo Ururka Haweenka Jubbaland,waxayna kala  hadleen sida ugu haboon ay uga qeyb qaadan karaan xal u helista khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya dowladda Soomaaliya iyo Dowlada Goboleedyada. Continue reading

Dowladda oo Ansixisay kamid noqoshada Soomaaliya ee Axdiga Qaramada Midoobay ee xuquuqda Naafada.

astaanta-qaranka-soomaaliyaGolaha wasiirrada xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku oggolaadeen in dawladda Soomaaliya ay kamid noqoto Axdiga qaramada midoobay ee xuquuqda dadka naafada ah kaas oo golaha ay usoo gudbisay Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka. Continue reading

Ciidamada amniga dowlada Soomaaliya oo Gacanta kusoo dhigay Laba xubnood oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab.

NisaCiidamada amniga ee dowlada Soomaaliya ayaa gacanta kusoo dhigay Labo xubnood oo ka tirsanaa amniyaadka kooxda Al-Shabaab, xilli ay ku dhuumaalaysanayeen qaybo ka mid ah Degmada Dharkeynleey ee Gobolka Banaadir. Continue reading

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo ku howlan sidii ay ula wareegi lahaayeen Isbitaalladii danta guud.

vlcsnap-2018-09-19-21h15m38s668-640x360Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, Marwo, Fowziya Abiikar Nuur , ayaa sheegtay inay Wasaaraddu ka go’an tahay inay Gacanta ku qabato dhammaan Isbitaalladii uu Dalku lahaa. Continue reading

Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo jawaab deg-deg ah ka bixiyay mowqifka Hirshabeelle uga laabatay go’aankii Kismaayo.

Madaxda-mamuloWar saxaafadeed ka soo baxay Golaha Islaashiga dowlad goboleedyada ayaa jawaab degdeg looga bixiyay mowqifkii maamul goboleedka Hirshabeelle uga laabatay go’aankii maamul goboleedyada ku gaareen Kismaayo ee xiriirka loogu jaray dowladda Federaalka. Continue reading

Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaka Soomaaliya oo soo gabo gabeeyay dooddi ku saabsaneyd Amniga Caasimada.

FB_IMG_1537372521217Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo gabagabeeyay doodii ku saabsaneyd xaalada Amniga ee dalka gaar ahaan Amniga caasimada magaalada Muqdisho. Continue reading

Madaxweyne Waare oo sheegay in laga Heshiiyay Tabashooyinkii Hirshabeelle u qabtay Dowlada Dhexe.

FB_IMG_1537356659624-640x480Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in laga heshiiyay Tabashooyinkii gaarka ahaa ee Hirshabeelle ay u qabtay Dowlada Federaalka, sidaa darteedna ay wada shaqeyn la yeelan doonaan Dowlada dhexe. Continue reading

Iska horimaad hubeysan oo ka dhacay deegaanka Ceel-Macaan & faahfaahino dheeraad ah oo ka soo baxaya.

dagaalWaxaa soo baxaya faahfaahino dheeraad ah oo ku saabsan iskahorimaad hubeysan oo gelinkii dambe ee maanta ka dhacay meel udhexeysa deegaanada Ceelmacaan iyo Ceel-Cadde duleedka Bari ee magaalada Muqdisho. Continue reading

Kooxda Al-shabaab oo weerar kedis ah markale ku qaaday degmada Marka.

al-hijra-696x465Wararka hoose ka imanaya magaalada Marka ee xarunta gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in caawa ay weerar dhuumaaleysi ah ku soo  qaadeen dagaalyahano ka tirsan kooxda Al-Shabaab, iyagoo gudaha u galay xaafado ka mid ah magaalada Marka. Continue reading

Guddoomiyaha Baarlamaanka maamul goboleedka Galmudug oo Mooshin laga gudbiyay.

Cali-Gacal-Casir-696x392Wararka ka imanaya maamul goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in mooshin ka dhan ah guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir loo gudbiyay Guddoomiye kuxigeenka Koowaad ee baarlamaanka maamulka Galmudug. Continue reading

%d bloggers like this: