DAAWO: Magaalada Berbera oo sameysay horumar baaxad weyn oo soo jiitay Indhaha Dadweynaha booqanaya.

DSC06548Magaalada Dekedda Leh ee Berbera waxay samaysay horumar badan oo dhinac walba leh waxaana ay magaaladu hadda gaartay  meelo fog oo aanay horey dhismayaasheedu u gaari jirin, waxa hada ka socda horumar baaxad leh oo ay samaynayaan dadka deegaanku kuwaasi oo ay kaga dhisayaan dhismayaal casri ah oo u badan Hoteello lagu raaxaysto oo ay degaan dadka socotada ah. HOOS KA DAAWO SAWIRO BADAN. Continue reading

Allaha u naxariistee Al-Fannaan Faysal Cumar Mushteeg oo geeriyooday, maantana lagu aasay magaalada Hargeysa.

Waxa xalay magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil ku geeriyooday Allaha u naxariistee fanaankii weynaa ee Faysal Cumr Mushteeg oo in mudo ahba xanuunsanaa. INNAA LILLAAH WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN Continue reading

Wasiirka Arimaha dibadda Somaliland oo soo dhoweeyey hadalkii Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.

Maamulka Somaliland ayaa soo dhoweeyay isla markaana taageeray isbedelka ka dhacay dhowaan dalka iyo caleema saarka Madaxweynaha cusub ee la-doortey Xasan Sheekh Maxamuud iyo hadalkii uu jeediyey. Continue reading

Buug ka hadlaya Xad-gudubyadii bini-aadaminimo ee Somaliland ka dhacay oo lagu soo bandhigay Hargeysa.

Hargeysa, Buug cusub oo ka hadlaya xasuuqii iyo dambiyadii laga geystay Somaliland wakhtiyadii ay jirtay dawladdii kali-taliska ahayd ee uu Madaxweynaha ka ahaa Siyaad Barre ayaa xalay lagu soo bandhigay Hotel Maansoor ee ku yaala magaalada Hargeysa, kaasoo si qoto dheer u lafo-guraya Xad-gudubyadii bini-aadamnimo ee sannadihii sideetamaadkii dhacay iyo Shakhsiyaadkii Masuuliyiinta ka ahaa. (SAWIRO) Continue reading

Maamulka Somaliland oo shaaca ka qaaday in 20-ka Bishan uu London si rasmi ah uga furmi doono wadahadalladii u dhaxeeyey iyaga & dowladda KMG Soomaaliya.

Warka soo baxay Maamulka Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in 20ka Bishan uu si rasmi ah magaalada London ee dalka Britain uga furmi doono wadahadalladii u dhaxeeyay dowladda Soomaaliya iyo maamlka Somaliland, taasi oo qeyb ka ah qodobadii ka soo baxay shirkii Soomaalida ee London lagu qabtay 23-ka bishii Febraayo ee sanadkan. Continue reading

Koox hubaysan oo dhaawac u geystay Guddoomiyihii Maxkamadda Gobolka Hargeysa ee Somaliland.

War naga soo gaaray magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Koox  hubaysan ay Waaberigii saakay ku toogtay Guddoomiyihii Maxkamadda gobolka Hargeysa Cabdirashiid Maxamuud Duraan oo markaas ku sugnaa  xaafadda New Hargeysa ee Bariga magaaladda Hargeysa. Continue reading

Shacabka Somaliland oo u dabaal degay sanad guuradii 21-aad iyo Madaxweyne Siilaanyo oo ka qeyb galay.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Halkaan ka akhri Continue reading

%d bloggers like this: