Daawo Sawirada dhallinyaro sheegtay in ay ka tanaasuleen Burcad badeednimadii xeebaha Soomaaliya.

86Ku dhawaad 100 dhalinyaro ah oo ka tirsan kooxaha burcad badeedda Soomaalida oo ay wehliyaan horjoogayaashoodii ayaa maanta magaalada Cadaado ee xarunta maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb kaga dhawaaqay inay ka tanaasuleen falalka burcadbadeednimada xilli ay goob joog ka ahaayeen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Ximan iyo Xeeb oo uu madaxwaynuhu ka mid yahay. HOOS KA FIIRI SAWIRADA. Continue reading

Ahlu Sunna oo maanta dooratay gudoomiyaha guud ee golayaasha fulinta, marjaca iyo talada.

Halkaan ka akhri Continue reading

Ninkii ay kooxda Ahlu Sunna ku sheegtay in uu ahaa qofkii isku qarxiyay Dhuusamareeb oo hadlay, isla-markaana beeniyey arrintaasi.

HOOS KA DHAGEYSO HADALKA

Halkaan ka akhri Continue reading

Toban Saraakiil Ajnabiya iyo Madaxdii Al-Shabaab ee Galgaduud iyo Mudug oo meydadkooda laga helay Dhuusamereeb.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Halkaan ka akhri Continue reading

Mid kamid ah Diyaaradaha Qaadka oo ku soo dhacday garoonka diyaaradaha Guriceel ee gobolka Galgaduud.

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

Rag hubeysan oo dad rayid ah ku dilay deegaano katirsan degmada Cabud-waaq.

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

Ururka Ahlu Sunna Waljameeca oo wax kama jiraan ku tilmaamay go’aankii Baarlamanka KMG uu waqtiga ku kororsaday.

Halkaan ka akhri Continue reading

%d bloggers like this: