Advertisements

DAAWO: Horumarka weyn ee Magaalo Xeebeedka Boosaaso ka sameyneyso dhinacyada dhismaha iyo Ganacsiga.

Bilicda-Magaalo-Xeebeedka-Boosaaso-43Magaalada Boosaaso oo ah xarunta ganacsiga ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa marba marka ka dambeysa waxaa sii kordhaya hormarka ay ka sameyneyso dhinacyada ganacsiga iyo dhismaha iyadoo hormarkaasina uu wax weyn ka bedelay muuqaalka dhanka bilicda ah ee magaalada Boosaaso. HOOS KA DAAWO SAWIRADA. Continue reading

Advertisements

Maamulka Galmudug oo sheegay in Haamo sun ku jirto ay ku soo caariyeen xeebaha ku teedsan deegaanadooda.

Gaalkacyo

Wasiirka dekadaha  kaluumeysiga iyo kheyraadka badda ee maamul goboleedka Galmudug C/qaadir Cali Jaamac (Qalab xoor) oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in xeebaha ku teedsan deegaanka Galmudug ay ku soo caariyeen ilaa iyo sadax haamood oo aan la ogeyn waxa ku jira. Continue reading

Saadaashii Duufaanta xeebaha Gobollada Bari ee Soomaaliya oo aan noqon sidii laga cabsi qabay.

Tropical CycloneWararka naga soo gaaraya deegaanada bariga ee xeebaha Badweynta Hindiya ayaa sheegaya in xalay roobab dabeylo wata ay ka curteen, xili horey ay u soo bexeen digniinaha Duufaano ku soo fool leh xeebaha Gobolada Bari, Nugaal iyo Mudag, balse waa Alle mahadiis Saadaashii dabeesha dhuufaanta oo noqon wayday sidii loo maleynayey. Continue reading

Madaxweyne Faroole iyo wiilkiisa oo shalay madaxtooyada gudaheeda ugu gacan qaaday Wasiirka Maaliyadda Puntland.

Puntland state houseMadaxweynaha maamul Goboleedka Puntland C/raxmaan Faroole iyo wiilkiisa Cismaan C/raxmaan ayaa si wadajir ah shalay xafiiska madaxtooyada Garoowe gudahiisa ugu gacan qaaday wasiirka maaliyada Puntland Faarax Cali Shire oo halkaas madaxweynuhu ugu yeeray. Continue reading

Qaar ka mid ah nabad doonada beelaha Puntland oo caawa maamulku u taxaabay xabsiga magaalada Garoowe.

qafaal puntlandCaasimadda Puntland ee Garoowe ayaa caawa lagu xiray 4 Hogaamiye dhaqameed oo ka mid ahaa nabadoonada beelaha Puntland qaarkood, kuwaas oo maanta ka tegay magaalada Boosaaso, iyagoo ka mid ahaa ergooyin badan oo halkaas kuwada ballansanaa oo doonaya in ay xal u raadiyaan sidii looga gudbi lahaa muranka siyaasadeed ee ka taagan Puntland oo laga cabsi qabo inuu dhaco qalaanqal siyaasadeed faraha ka baxa. Continue reading

FAROOLE: Masaajid Dambe lagama dhisi karo Puntland fasax la’aan, sababtoo ah waa la-siyaasadeeyay..

Faroole-puntlandMadaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland ee Soomaaliya C/raxmaan Faroole ayaa ka digay in deegaanada Puntland laga dhiso Masaajid dambe oo aan ogolaansho ama fasax ka haysan dowladda Puntland, isagoo taas daliil uga dhigay in dhisitaanka Masaajidyada lasiyaasadeeyay.DHEGEYSO KHUDBADIISA. Continue reading

Soo Dhoweynta C/Wali Gaas ee magaalada Gaalkacyo.

HOOS KA DAAWO SAWIRA BADAN

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

%d bloggers like this: