DAAWO: Booqashadii iyo Khudbaddii Madaxweynaha ee Dhuusa Mareeb oo dhan(FullVideo).

Madaxweynaha Soomaaliya.jpg6Madaxweynaha Somalia, Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho shaqo ku tegay magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta gobolka Galguduud. HOOS KA DAAWO (FULL VIDEO) BOOQASHADA IYO KHUDBADIHII MADAXWEYNAHA IYO MADAXDA KALE. Continue reading

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo beeniyay go’aan ay shalay Beesha Xawaadle uga dhawaaqday Beledweyne.

Guddoomiyaha G.Hiiraan, LaqanyoMudane Cabdi Faarax Laqanyo oo ah Guddoomiyaha gobolka Hiiraan, oo maanta la hadlay Warbaahinta Muqdisho ayaa beeniyay in go’aankii shalay ay beesha Xawaadle ku sheegtay inay kala laabtay kalsoonida dowladda Soomaaliya uu ahaa mid aysan beeshu u dhameyn. Continue reading

Qarax dhismasho iyo dhaawac geystay oo ka dhacay magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan.

qarax_5

Qarax Qasaare geystay oo loo adeegsaday Bam kuwa gacanta laga tuuro ah ayaa lagu weeraray goob maqaaxi ah oo ku taala agagaarka suuqa xoolaha xaafadda Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne. Continue reading

DAAWO: Booqashadii R/Wasaaraha ee Beledweyne.

IMG_9226

HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Wafdi ka socda Dowladda Walaalaha Jabuuti oo booqasho ku tegay magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

BaladweyneWafdi balaaran oo ka socday dowladda Jabuuti oo uu hoggaaminayo wasiirka wasaaradda difaaca dalkaasi ayaa gaaray magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Continue reading

Ciidamada dowladda oo sameeyay howlgallo lagu xaqiijinayo sugidda ammaanka deegaannada laga xoreeyay Al-Shabaab.

Ciidammada dowladda Soomaaliya oo kaaashanaya ciidammada AMISOM iyo Shacabka waxey si awood leh kula wareegeen gobollada badan oo dalka ka mid ah, taasi oo ah mid muujineysa jabka kooxda Al-Shabaab gaaray oo u ku sii socda bur bur aan waqti badan ka harin, shacabka Soomaailyeed ayaa iyagana gacan weyn ka geystay in Al-Shabaab aysan dalka ku faafin ficilladooda arxan darrada ah, waxaana weli socda qorshaha arrintaasi looga hortagayo. Continue reading

Webiga Shabeelle oo Fatahaad hoogan oo qasaara geystay ka sameeyay magaalada Baladweyne.

Xaalad adag ayaa soo food saartay dadka ku dhaqan magaalada Baladweyne ee xarunta gobollka Hiiraan, kadib markii uu xalay ku fatahay inta badan xaafaddaha magaaladaasi wabiga Shabeelle. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

DAAWO SOCDAALKII CAMERADA SOMALISWISS EE MAGAALADA BELEDWEYNE.E

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA

Halkaan ka akhri Continue reading

Malleeshiyo ka tirsaneyd kooxda Al-Shabaab oo isu soo dhiibay ciidammada dowladda & kuwa ASWJ.

Halkaan ka akhri Continue reading

Video-ga Caleema saarka Ugaaska Gaaljecel.

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA

Halkaan ka akhri Continue reading

DAAWO: Munaasabad lagu Caleema saaray Ugaaska cusub ee Beesha Gaaljecel oo kadhacday G.Hiiraan.

HOOS DAAWO VIDEO & SAWIRADA

Halkaan ka akhri Continue reading

Al-Shabaab oo meydad fara badan uga tegay magaalada Beledweyne oo ay xalay weerar qaadmo ah ku qaadeen.

Halkaan ka akhri Continue reading

Ciidammadii ugu horreeyay ee Amisom, gaar ahaan kuwa dowladda Jabuuti oo gaaray gobolka Hiiraan.

Halkaan ka akhri Continue reading

Kooxda Al-Shabab oo dib ula wareegtay deegaanka Maxaas, iyadoo aan wax dagaal ah ka dhicin.

Halkaan ka akhri Continue reading

Guddoomiyaha fulinta Ahlusunna oo faafaahin ka bixiyay natiijada dagaalkii Dhuusamareeb

Halkaan ka akhri Continue reading

Dagaalo maanta ka dhacay deegaanada Dhuusamareeb iyo Ceel dheere ee G/Galgaduud.

Halkaan ka akhri Continue reading

Xarakada Al-Shabaab oo faaruqisay degmada Buulo Burte.

Halkaan ka akhri Continue reading

Dagaal xaafadaha Galbeedka Baladweyne ku dhex maray dadka deegaanka iyo maleeshiyaadka Dooxada Shabelle.

HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIYADA

Halkaan ka akhri Continue reading

Qarax miino ah oo Saaka ka dhacay Xarunta gobolka Hiiraan ee magaalada Baladweyne.

Halkaan ka akhri Continue reading

Warsaxafadeed ka soo baxay Shirki Ahlu Sunnada gobolada dhexe ay ku lahaayeen magaalada Harar ee wadanka Ethiopia.

Halkaan ka akhri Continue reading

Magaalada Beledweyne oo xurguf shalay ka dhacay ka dib u kala xirantay Laba Geddi (Bari & Galbeed)

WARBIXIN FAAHFAAHSAN

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

Magaalada Baladweyne oo maanta Gacan ka hadal ku dhex maray Xildhibaanada baarlamaanka ee Ka soo jeeda Gobalka Hiiraan.

Halkaan ka akhri Continue reading

Qarax miino oo dhimasho iyo dhaawac sababay oo ciidamada Ethiopia lagula beegsaday Baladweyne.

Halkaan ka akhri Continue reading

Daawo sawiradii ugu dambeeyay ee Baladweyne.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Halkaan ka akhri Continue reading

Hogaanka ciidamada dowladda ee gobolka Hiiraan oo sheegay inay Al-Shabab ka xureynayaan gobolka.

Halkaan ka akhri Continue reading

Ra’isal wasaare C/weli Gaas iyo Wasiiro kasoo jeeda Hiiraan ah oo booqday magaalada Baladweyne.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Halkaan ka akhri Continue reading

Degmooyin ka tirsan gobolka Hiiraan oo saakay lagu soo waramay inay ka baxeen ciidamada Al-Shabab.

Halkaan ka akhri Continue reading

Kooxda Al-Shabaab oo sheegtay in ay xeelad dagaal uga baxday magaalada Baladweyne ee G/Hiiraan.

HOOS KA DHAGEYSO HADALKA

Halkaan ka akhri Continue reading

Shaqaale katirsan WFP oo lagu laayay Matabaan.

Halkaan ka akhri Continue reading

Ciidamo Itoobiyaan aad u hubaysan oo ku sii qulqulaya Gobollada Galgaduud iyo Hiiraan.

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

%d bloggers like this: