Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo.

IMG_0288Gudoomiyaha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari iyo Wafdi uu hogaaminayay ayaa maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Al-Shabaab oo go’aan ku gaarey in ay Jimcaha soo socda qaarijiyaan muwaadinkii u dhashay France Dennis Allex.

Frame grab of French hostage Dennis Allex reading a statementUrurka Al-Qaacida, garabkiisa Soomaaliya ee Al-Shabaab ayaa shaaciyay in ay go’aan aan ka noqosho laheyn ku gaareen an ay toogtaan Dennis Allex oo ahaa sarkaal Faransiis ah oo ay heysteen ilaa iyo sanadkii 2009. Continue reading

Kooxda Al-Shabaab oo dad rayid ah ku toogtay bartamaha Jilib, halka ay Oday dhaqameedyana ku xirxireen Bu’aale.

Toogasho 4Kooxda Al-Shabaab ee Alqaacidada soomaaliya ayaa shalay laba qofood oo shacab ah ku dilay degmada Jilib ee gobbolka Jubbada Dhexe, kuwaas oo ay xarakadu ku eedeysay in ay Al-shabaab xogtooda meelo kale u gudbinayeen. Continue reading

Xaalado deganaansho la´aan ah oo ka jirta gobollada Bay iyo Gedo oo shalay ay ka dhaceen dagaalo u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab.

Wararka naga soo gaaraya deegaanno ka kala tirsan gobolada Gedo ayaa sheegaya in Xaalad deganaansho ah laga dareemaya  dagaaladii  xoogga badnaa ee shalay ka dhacay gobolladaas ee u dhaxeeyay Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa Ethiopia iyo Xarakada Al-Shabaab. Continue reading

Qarax weyn oo duhurnimadii maanta ka dhacay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay.

Halkaan ka akhri Continue reading

Maamulka Gobolka Bay ee dowladda KMG oo sheegay in ay wadahadal la yeelanayaan xarakada Al-Shabaab.

HOOS DHEGAYSO WARBIXINTA

Halkaan ka akhri Continue reading

Gacan ku haynta Degmada Xudur†oo ay maanta la wareegeen Ciidamo Dowlada KMG ah iyo Itoobiyaan.

Halkaan ka akhri Continue reading

Saraakiishii ugu sareysay Al-Muhajiriin; Abu Mansoor Al-Ameriki, Al-Misri iyo Salah-Udin oo la sheegay in xalay guryahoodii lagala baxay.

Halkaan ka akhri Continue reading

Taliyaha Ciidanka Booliska degmada Baydhabo oo sheegay inay wanaagsan tahay wada shaqeynta Boliiska iyo shacabka.

Halkaan ka akhri Continue reading

Wafdi kasocday dowladda KMG oo Baydhabo kulamo kula yeeshay Madaxda deegaanka.

Halkaan ka akhri Continue reading

Ciidammada Xoogga dalka Soomaaliya oo la wareegay Xeryihii Maleeshiyada Ex-Alshabaab..

Halkaan ka akhri Continue reading

WAR DEG DEG AH: Kooxda Al-Shabaab oo goor dhow laga qabsaday magaalada Baydhabo ee gobolka Bay.

Halkaan ka akhri Continue reading

Ciidamada dowlada iyo kuwa Ethiopia oo la wareegay Degmada Bardaale ee Gobolka Bay.

Halkaan ka akhri Continue reading

Al-Shabaab oo xalay ilaa saakay isaga cararay qeybo ka mid ah Gobolka Jubada Hoose.

Halkaan ka akhri Continue reading

KOOXDA AL-SHABAB OO MAGACI BADALATAY.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Halkaan ka akhri Continue reading

Al-Shabaab oo ciidamadooda Bay iyo Bakool ku amray inay aragti ku toogtaan cidii aan xiriir la lahayn ama taageersanayn.

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

Gobollada Jubooyinka oo ay maanta duqeynayaan diyaaradaha dagaalka dalka Kenya.

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

Magaalada Addis Abeba oo Berri looga dhawaaqayo in ciidamada Ethiopia ay kamid noqonayan Amisom

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

Mukhtaar Rooboow (Abu Mansoor) oo Caawa reer Baydhabo waydiistay dhaqaale iyo dhallinyaro.

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

Magaalada Baydhabo oo xabsiga laga buuxiyay dad lagu eedeeyay inay faafiyeen sirta Al-Shabaab.

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

Al-Shabaab oo Buurdhuubo ka afduubtay oday dhaqameeyo ka yimid Garbahaarreey.

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

Garoonka magaalada Baydhabo oo ku mashquulsan dejinta Hub diyaarado ay ka keeneen dalka Eritrea.

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

Garoonka Baydhabo oo la filayo in waqtiyada soo socda uu hub uga soo dego kooxda Al-Shabaab.

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

Abuu Mansuur oo shacabka Soomaaliyeed ka codsaday inay ka cafiyaan wixii dhibaato gaaray, haddii kale ay sugaan xilli la wada hadli karo.

HOOS KA DHEGAYSO HADALKIISA

Halkan ka akhri Continue reading

Kooxda Al-Shabaab oo dhaawac-yadoodii Kismaayo u daad gureeyay gobolada Bay & Bakool.

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

Kooxda Al-Shabaab ee dagmada Baardheere oo 100 Karbaash ku dhufatay Haweeney UMUL ahayd.

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

Xarakada Al-Shabaab oo Shalay Kismaayo ku boobtay gargaar Jaliyadaha dibaddu direen.

Aargada_kismaayo SomaliSwiss Pictures

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

Al-Shabaab oo Baydhabo ku xirxirtay dad Soomaali ah oo u shaqeynayay hay’adaha gargaarka.

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

Roobab xoogan oo lagu diirsaday oo u da’ay dadka iyo duunyada ku dhaqan gobolada Bay & Bakool.

Halkaan ka akhri Continue reading

Xarakada Al-Shabaab oo xukun dil ah ku fulisay laba Nin oo ay ku eedeeyeen dembiyo Jawaasiisnimo ah magaalada Baydhabo.

Halkaan ka akhri Continue reading

%d bloggers like this: