Advertisements

Ciidamada X/D Soomaaliya oo howlgallo ammaan sugida ka sameeyay degmada Wanlaweyn iyo deegaanada hoos taga.

Daafeed War naga soo gaaray degmada Wanlaweyn ayaa sheegaya in Ciidamada dowladda ay howlgallo lagu sugayo Ammaanka ka sameeyay degmada Wanlaweyn iyo deegaanada hoos tago ee gobalka Shabeelada Hoose, howlgalkaas oo dad lagu soo qabqabtay dad aad u farabadan ee lagu tuhmayo inay ka tirsan yihiin Kooxda Al-Shabaab. Continue reading

Advertisements

Ciidanka dowladda iyo kuwa Amisom oo qarka u saaran in ay galaan magaalada Marka ee Gobolka Shabeellada Hoose.

Ciidamada dowladda KMG ah iyo kuwa Amisom oo iskaashanaya ayaa kusii siqaya magaalada Marka oo ay doonayaan in ay gacanta ku dhigaaan, iysdoo maleeshiyaadka Al-shabaab-na ay bilaabeen in ay isaga baxaan. Continue reading

Cali Dheere oo sheegay in ay soo weerareen NATO iyo Yuhuud, Soomaalidana ka dalbaday taageero ah Boqolkiiba Labaatan kaliya.

Cali Maxamuud Raage ( Cali Dheere) ayaa fariin uu jeediyay oo xalay laga sii daayey idaacad ay Al-Shabaab leeyihiin oo ku rakiban magaalada Marka waxa uu ku calaacalay in ay soo weerareen oo ay xarakadiisu la dagaallamayaan wax uu ku tilmaamay cadow fara badan oo uu sheegay in ay dalalka Afrikaanka ka sokoow ku jiraan NATO iyo YUHUUD. DHEGAYSO HADALKIISA Continue reading

Al-Shabaab oo dib u soo buuxiyey deegaanada Ceelasha biyaha, Garas Baaleey iyo Xaawo Cabdi.

XOG HOOSE OO FAAHFAAHSAN

Halkaan ka akhri Continue reading

Daawo Muuqaalka Xaruntii Istuudiyaha iyo Raadiyihii Al-Shabaab ee Andaluus.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Halkaan ka akhri Continue reading

Daawo Sawirada Carbiska, Ceelasha Biyaha, Calaamada, Xaawo Cabdi, Lafoole iyo Afgooye.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Halkaan ka akhri Continue reading

Ciidamada taabacsan dowladda iyo kuwa Ethiopian ah oo goor dhow la wareegay gacan ku haynta magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan.

Halkaan ka akhri Continue reading

%d bloggers like this: