Urur diimeedka Al-Ictisam Ex-Al-Itixad oo Waagu ku beryey iyo Fatwo ka dhan ah Al-Shabaab oo ay soo saareen.

DSC03278Qaar ka mid ah horjooge yaasha waaweyn ee urur diimeedka Al-Ictisam Ex-Al-Itixad oo sadaxdii cishe ee ugu dambeeyay uu shir uga socday magaalada Garoowe ayaa Garoowe ka soo saaray Fatwo diimeed ka kooban 10 qodob taas oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab oo lagu eedeeyey in dileen Sheekh C/qaadir Gacameey oo ka mid ahaa kooxdaan, kana mid ahaa ururkii Al-Itixaad oo ay ka soo wada farcameen Al-Ictisaam iyo Al-shabaab. Daawo Sawirada Kooxda, Dhagayso Fatwooyinkoodii hore & kuwii dambe. Continue reading

DAAWO QURUXDA MUUQAALKA MAGAALADA GAROOWE.

DSC01441-Copy

HOOS KA DAAWO SAWIRADA GAROOWE Continue reading

Maxaad kala socotaa Sababta uu Faroole uga baaqday caleema saarkii madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.

Madaxweynaha Puntland Faroole oo lagu wadey inuu maanta Muqdisho uga qeybgalo xafladdii caleema saarka madaxweynaha cusub ayaa ka baaqsaday ka dib markii culeysyo siyaasadeed ay kasoo wajaheen gudaha maamulkiisa oo uu isku shaandheyn ku sameeyay shalay. HOOS KA DAAWO VIDEO iyo faah faahin kale Continue reading

Faroole oo sheegay in Soomaaliya ay ka go’ayaan haddii madaxda sare ee dalka loo doorto dad Puntland diid ah.

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/raxmaan Faroole oo maanta boqolaal shacab ah magaalada Garowe kula tukaday salaadii Ciidul-fitriga garoonka kubada cagta ee Mire Aware ayaa khudbad dheer oo dhinacyo badan taabaneysa oo uu jeediyay  waxaa uu  ku hajnabay in hadii  dowladda dhalan doonta ay madax ka noqdaan dad Federal diid ah ay ka tashan doonaan  reer Puntland in ay Soomaaliya inteeda kale ka sii mid noqdaan iyo in kale. HOOS KA DHAGEYSO KHUDBADA Continue reading

Fanaanadda Saado Cali oo lagu daweynayo isbitaal ku yaal magaalada Garoowe, markii ay ku dhaawacantay shil Gaari.

Warar aan ka helnay Puntland ayaa sheegaya in fanaanadda Caanka ah ee Saado Cali Warsame, ay 5:00 galabnimo ee waqtiga bariga Afrika ee maanta ku dhaawacantay shil Baabuur oo ka dhacay jidka u dhaxeeya Gaal-kacyo iyo Garoowe. Continue reading

C/raxmaan Faroole oo fashilay heshiisyo sir ahaa oo ay wada gaareen isaga iyo madaxda dowladda KMG.

HOOS KA DHEGAYSO HADALKIISA

Halkaan ka akhri Continue reading

SHIDAALKII LAGA QODAYAY (DHAROOR) PUNTLAND OO SI RASMI AH LOOGA DABA TEGAY.

HOOS KA AKHRI XOGTA CUSUB

Halkaan ka akhri Continue reading

%d bloggers like this: