Shirweynihii Xuquuqda Aadanaha Qaramada Midoobay oo Berri ka furmaya magaalada Geneva ee dalka Switzerland.

Waxaa Caasimadda 3aad ee Wadanka Switzerland ee Geneve, uu  maalinta berri ah ka furmi doono shirweynihii hay’adda qaramadda midoobay uga qaabilsan xuquuqul Insaanka oo ay ka soo qeyb geli doonaan dhamaan wadama adduunka.
Continue reading

Sh. C/ Xakiim Sh. Cali Suufi oo MuxaadaroTaxane ah ka bilaabay Masjidka Turkiga ee magaalada Zürich Switzerland.

Waxaa maalmahan ka socday Masjidka Turkiga ee Magaalada Zürich barnaamijyo Diini ah iyo Muxaadarooyin waxtar u leh Jaaliyadda Soomaalida ee Muslamiinta ah ee ku dhaqan Kanton Zürich, waxaana Muxaadaradaas bixinayey  C/xakiim Sh. Cali Suufi oo Sanadkasta yimaada dalka Switzerland, gaar ahaan  Zürich. Continue reading

Cusbitaalada Caruurta Switzerland oo olole ugu jira sharci laga soo saaro inaan Wiilasha lagudin dalkaas.

Cusbitaalada Caruurta ee magaalada  Zürich ee dalka Switzerland ayaa talo ku soo jeediyey in aan la gudin ilmaha yar yar ee wiilasha dalkaas ku dhasha.

Waxay ku taliyeen in Baarlamaanku arrintaas qiimeeyo, isla markaana loo qaado go’aan la mid ah mid ay hore u gaartey  dowladda Jarmalka oo sheegayay in aan la Gudi karin ilmaga Gabar iyo Wiil midkii uu noqdaba, taas oo ka Careeysiisay Jaaliyadaha Muslimiinta ah iyo kuwa Yuhuuda ee ku dhaqan dalka Switzerland. Continue reading

TACSI TIIRAANYO LEH: إنا للة وإنا إلية راجعون – Innaa Lillaahi wa Innaa Ileyhi Raajicuun.

Dhammaan Jaaliyadda Beesha Gaaljecel ee ku dhaqan dalka Switzerland waxay tacsi tiiraanya leh u dirayaan  Umadda Soomaaliyeed, Ehelladii iyo Asxaabtii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Maxamuud Cabdi Garweyne Continue reading

Magaalada Zürich ee dalkan Switzerland oo galabnimadii shalay si weyn loogu Xusay Munaasabadda Dheelminta Nabi Muxammad (CSWS)

Sida caadada u ahayd Culumada Ahlu Sunna Wal Jamaac,inay had iyo jeer ay weyneeyaan qaybaha Siirada Nabigeena Suuban, sidaas darteed  waxaa galabnimadii shalay oo ay taariikhdu ahayd 17-06-2012 lagu qabtay Masjidka ku yaala wadada Militarstrasse ee Magaalada Zürich ee dalkan Switzerland, Xaflad si heer sare ah loo agaasimay oo lagu maamuusayo Munaasabadda ”Mucjizada Leylatul  Micraajka”. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Naa’if Bin Cabdul-casiis oo ku geeriyooday magaalada Geneve ee dalka Swizerland.

 Dhaxal sugihii dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Naa’if Bin Cabdul-casiis Al-Sacuud ayaa shalay ku geeriyooday magaalada Geneve ee dalka Swizerland.

Amiir Naa’if oo 78 sano jir ahaa ayaa tan iyo sannadkii 1975-kii, wuxuu ahaa wasiirka arrimaha gudaha iyo ra’iisul wasaare ku xigeenka Sacuudiga. Continue reading

Nuur Cade, Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub iyo Talyaaniga oo ku dhaawacmay Shil gaari.

Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub Danjire Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cade) ayaa xalay dhaawac waxaa uu kasoo gaaray shil gaari oo ka dhacay magaalada Brussels ee caasimadda dalka Bilgium-ka xili uu kusii jeeday ka qeybgalka shir ay lahaayeen Safiirrada dalalka Afrika u fadhiya Brussels. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Wiil dhalinyaro ah oo asal ahaa kasoo jeeda wadanka Maroko oo ka tagay dalka Switzerland oo lagu xiray Kenya iyo muran arinkaasi kataagan.

Halkaan ka akhri Continue reading

Masjidka Turkiga ee magaalada Zürich oo shalay galab lagu qabtay Muxaadaro Diini ah oo gundhig u aheyd dhibaatada Qurbaha iyo Soomaalida.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Halkaan ka akhri Continue reading

Madaxweynaha xiriirka kubadda Cagta Aduunka ee FIFA oo cambaareeyay qaraxii ka dhacay Tiyaatarka.

Halkaan ka akhri Continue reading

Codsiga araajida qaxootinnimada dalkan Switzerland oo si aad ah u kordhay Sanadkii tegay 2011ka.

Halkaan ka akhri Continue reading

Dowladda Cusub ee Libiya oo dalka Switzerland ka qaadday cuna qabateyntii saarneyd ee dhaqaalaha.

Halkaan ka akhri Continue reading

Munaasabad Aroos ah oo si aad ah loo soo agaasimey oo maalintii Jimcaha ahayd ka dhacdey magaalada Zürich ee dalka Switzerland.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Halkaan ka akhri Continue reading

Wasiiradda cadaaladda & Boliiska dalka Switzerland oo sheegtay in ay doonayso inay qorsho deg-deg ah u sameyso Qaxootiga Cusub.

Halkaan ka akhri Continue reading

Dhulgeriir Cabirkiisu yahay 3.1 oo ka dhacay Kanton Jura ee dalkan Switzerland.

Halkaan ka akhri Continue reading

Booliska magaalda Zürich oo joojiyey Nin 58 Sano jir ah oo Patante la’aan watay Gaari mudo 40 sano ah!!

Halkaan ka akhri Continue reading

Xisbiga SVP oo ah kan ugu kuraasta badan Baarlamanka Switzerland oo ay Fedeexad uga timid Mudanihii ay u sharaxeen Kursiga Bundesrat-ka.

Halkaan ka akhri Continue reading

Xafladdii Furitaanka Tower-kii uga dheeraa oo shalay ka dhacday Magaalada Zürich ee Wadanka Switzerland.

Halkaan ka akhri Continue reading

Switzerland oo ku baaqday in dib u habeyn lagu sameyo dukumentiyada ay ku dhoofaan Qaxootiga.

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

TACSI: Innaa lillaahi wa inaa Ilayhi Raajicuun.

TACSI MAGAALADA ZURICH

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

Aqoon is waydaarsi ku saabsan Dastuur u samaynta Soomaaliya oo lagu qabtay Switzerland.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Halkaan ka akhri Continue reading

Jaaliyada Soomaalida dalka Switzerland oo Billad Sharaf Mahad-Naq ah gudoonisiiyay Qunsulka guud ee Turkiga u fadhiya magalaada Zürich.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

Madaxa Hogaanka sare ee Bundesrat-ka Switzerland oo sheegtay go’aano laga soo saaray dadka Qaxooti doonka ah.

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

Ururka NATO oo sheegay in Soomaaliya ay fara-gelin ku sameynayaan, haddii shirka Qaramada Midoobay ee caawa furmaya looga codsado.

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

Tacsi: إنا للة وإنا إلية راجعون – Inaa Lilaahi wa Inaa Ileyhi Raajicuun.

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

Madaxda Sportiga Soomaaliyeed ee Zürich oo ka hadlay arrimaha Kooxaha Kubadda Cagta, una sameeyay maamul mideysan.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

Soomaalida ku dhaqan Zürich Switzerland oo xustay Sanad-guuraddii 51-aad ee xoriyadda Soomaaliya.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Halkaan ka akhri Continue reading

Haweenka Dalkan Switzerland oo dhigay dibadbax ay ku doonayan Xuquuqdooda.

Halkaan ka akhri Continue reading

Maalinta Caalamiga ee dabargoynta isticmaalka Tubaakada oo shalay loogu dabaaldegay Caalamka.

Halkaan ka akhri Continue reading

Majidka Sheikh Zaa’id ee magaalada Zürich oo Xalay lagu soo gabagabeeyey Muxaadaro Silsilad ah oo Socotay dhowr maalmood.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Halkaan ka akhri Continue reading

%d bloggers like this: