Nin Soomaali ah oo xaaskiisa ku dilay dalka Norway.

Norway_Nin_Caruuurtiisii_dilayMuwaadin Soomaaliyeed ayaa ku dilay magaalo ku taalla dalka Norway xaaskiisii, isagoo dilkeeda u adeegsaday billaawe (Tooreey ama Mindi); taasoo la yaab ku noqotay Soomaalida dalkaas ku nool, iyagoo arrintan si aad ah uga argagaxay oo u hadal-haya. Continue reading

Xaafad Casriya oo dhowaan laga dhisayo Degmada Dayniile.

cartavillageXaafad Casriya oo ka koobnaan doonta Guryo deegaan oo heer caalamiya u dhisan, Xarumo caafimaad, Dugsi Hoose-dhexe, Goobo laga Dukaameysto, Maqaayado, Garoon Ciyaareed, Beer nasiino, Barkad Dabaal, Hooso ama (Parking) iyo Derbi ku wareegsan xaafadda oo idil ayaa dhowaan laga hirgelin doonaa meel u dhow degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE Continue reading

Soomaalida Norway oo ku guuleysatay Bandhiga dhaqameed lagu qabtey Magaalada Skien

Bandhig cunto oo lagu qabtey magaalada Skien ee dalkaas Norway ayaa waxaa la sheegay in dadkii ka soo qeyb galay ay si aad iyo aad ah ay uga heleen dhadhanka iyo macaanka cuntada Soomaalida iyadoona halkaas saf loo soo galey cuntadaas Soomaalida. HOOS KA DAAWO VIDEO Continue reading

Shirweynihii Soomaalida uga socday magaalada Oslo ee dalka Norway oo lasoo geba-gabeeyay.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

R/Wasaaraha Dalka Norway oo ka qeyb galay Aas Qaran oo loo sameeyay Gabar Soomaaliyeed.

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

Weerarradii dalka Nowray ka dhacay oo la sheegay inuu ku dhintay wiil Soomaali ah…

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

Dr. Farmaajo iyo qaar ka mid ah Golihiisii Wasiirrada oo ay casuumeen Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Yurub ku dhaqan.

Halkaan ka akhri Continue reading

%d bloggers like this: