Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa sheegay in aanay shirka Arrimaha Soomaaliya lagaga hadlayo ee bisha May ka dhici doona magaaladda ka qaybgali doonin hadii ay u arkaan in karaamadda iyo qaranimadda Somaliland wax u dhimayso. Continue reading →
Madaxweynaha Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi  uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray caasimadda dalka Ingiriiska ee London iyadoo ay garoonka diyaaradaha ka soo galbiyeen madax ka socotay xafiiska R/wasaaraha UK, David Cameron. HOOS KA DAAWO VIDEO-GAContinue reading →
The UK government’s official drugs advisory body has rejected calls to ban the herbal stimulant, khat. The Advisory Council on the Misuse of Drugs (ACMD) said there was “insufficient evidence” that khat caused health problems.Continue reading →
Ra’isul Wasaaraha dalka Britain David Cameron ayaa ku baaqay in afti loo qaado xubinimada in Britain ay ka mid ahaato Midowga Yurub. Isaga oo ku jiray khudbad in muddo ah la sugayay ayaa waxa uu David Cameron sheegay in codbixintu ay noqon doonto waan ka mid ahaaneynaa iyo waan ka baxaynaa, isla markaana la qaban doono dhammaadka sanadka 2017. Continue reading →
Britain’s Prime Minister David Cameron spoke to Hassan Sheikh Mohamud the President of Somalia yesterday to discuss progress in the country since the President’s election as many other issues.
Filed under: London UK | Comments Off on The leaders of UK and Somali governments confirmed they will co-host an international conference on Somalia next May.
Fowsiya Xaaji, Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya oo dhowaan soo gaartay dalka UK ayaa London kula kulantay dhigeeda dalka Ingiriiska William Hague oo ay shirkooda ka dib wada qabteen shir saxaafadeed su’aalo lagu waydiiyey, iyadoo dabadeedna la kulantay jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka UK. HOOS KA DAAWO WAREYSI DHEER IYO KULANKII WILLIAM GAGUE.Continue reading →
Filed under: London UK | Comments Off on Fowsiyo Yuusuf Xaaji: Dalkeenu waa hodan waxaana haboon inaan ka shaqeysanno, kana faa’ideysanno Kheyraadkiisa.
Waxaa magaalada London kusoo qul qulaya aqoonyahano, khubaro dhanka ganacsiga iyo dhaqaalaha ah iyo madax ka socota ururada jaaliyada Soomaaliyeed eeku kala nool magaalooyinka dalka Ingiriiska, kuwaas oo ka qeyb geli doona shir hal maalin soconaya oo Isniinta ka dhici doona Halka loo yaqaano West Minister ee bartamaha London, shirkaas oo cinwaankiisu yahay ‘OPEN FOR BUSSINESS’, sidas waxaa Shaaca ka qaaday  qaar ka mid ah qaban qaabiyeyaasha shirka oo war saxaafadeed ku soo saaray.Continue reading →
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka UK ayaa xaflad soo dhaweyn iyo casho sharaf isugu jirta si wada jir ah ugu sameeyay ciyaartoyda walaalaha labada dal ee Jabuuti iyo Soomaaliya. HOOS KA DAAWO HADALADII Â CIYARTOYDA IYO MADAX KALE.Continue reading →
Mo Farah makes history as first British man to take gold in Olympic 10000m. It will be a picture to live with British athletics for ever and a day. Mo Farah, open-mouthed, eyes bigger than saucers, banging himself on the head with both hands four times, unable to believe that he had just put the golden crown on the most fantastic day in his country’s Olympic history.Continue reading →
Mohamed Farax ayaa ku guulaystay billadda dahabka ee ciyaaraha Olombikada Caalamka ee London Olypic 2012, kadib markii uu Afka ciida u daray orodyahankii wadanka Ethiopia ee isugu horay u haystay orodkaasi, isagoo markaana horey u haystey billada dahabka orodada tobanka kun ee caalamka. HOOS KA DAAWO SAWIRRADA IYO VIDEOContinue reading →
Filed under: London UK | Comments Off on Mohamed Farah oo guul usoo hoyay Somalia iyo United Kingdon, kadib markii uu ku guuleystay Billadda dahabka ee Orodka 10,000M.
Filed under: London UK | Comments Off on TV-yada dalka UK oo si isku mid ah uga hadlay Mashaakilka qarsoon iyo Caqabadaha heysta Ciyaartoyda Soomaaliya.
Waxa ay aheyd Habeen ay si weyn u wada sugayeen Shacabka Soomaaliyeed in uu Calankooda Buluuga ah kasoo dhex Muuqdo Tuulada Ciyaaraha Olompikada ee London Olompic Games 2012. DAAWO SOMALI TEAM FULL VIDEOContinue reading →
Madaxweyne Shariif ayaa maanta si kulul uga jawaabay, warbixintii dhowaan ay shaaciyeen Guddiga Qaramada Midoobay ee Monitoring Group oo ku eedeysay in ay hanti lunsadeen, wuxuuna sheegay in ninka xiriiriyaha u ah ay hore isugu dhaceen, warbixintaasina aysan wax ka jirin, halka Bryden ku eedeeyaya Sh. Shariif inuu jebiyay qodob qaramada midoobay markii uu saxiixay warqad looga mamnuucay dalka Soomaaliya. DHEGAYSO HADALKA LABADA NIN Continue reading →
Filed under: London UK | Comments Off on Sh. Shariif: Warbixinta waxaa qoray Matt Bryden oo aan dalka ka ceyriyay, sababtoo ah.. Bryden: Sh. Shariif Qodob UN-ka ayuu jebiyay, Markuu iga mamnuucay Soomaaliya.
Filed under: London UK | Comments Off on Ka ganacsiga E-Passport (Ma Ogtahay Baasaboorka cusub inaad ku heleyso shuruud la’aan) ku qori karto Magaca qof dhintay oo caan ah, sida Cusaama Bin Ladin.
Soomaalida shaki ugama jirin, in Shariifyada iyo saaxiibadood ay ku mashquuleen sidii ay u kala qeybsan lahaayeen hantida shacabka, laakiin cadeyn looma hayn halka ay ku qarsadaan, nasiib wanaag waa la kashifay, sida ku cad warbixin faah faahsan oo ka soo baxday Guddiga Qaramada Midoobay ee nabadgelyada iyo Cunaqabateynta Hubka u qaabilsan Somaliya “UN Monitoring Groupâ€. Continue reading →
War ka soo baxay Kooxda Caalamiga ee Baarista dhacdooyinka iyo Xisaabaadka dalka Soomaaliya (Monitoring Group) oo ay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay u xilsaartay baarista qaabka loo maamulay dhaqaalaha soo gala dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa warbixin hordhac ah oo laga helay ku eedesay madaxda sare ee dowladda Soomaaliya in ay si joogto ah oo aan qaris lahayn u lunsadaan hanti fara badan oo gaareysa Malaayiin doollar. HOOS KA AKHRI WARBIXINTAContinue reading →
Filed under: London UK | Comments Off on Kooxda Baarista Qaramada Midoobay oo sheegtay in Madaxda sare ee Dowladda Soomaaliya ay si bareer ah u lunsadaan Hanti Qaran.
Dowladda KMG Soomaaliya ayaa Baasaboorka cas ee Diblomaasiyiintu qaataan u qaybisay dad aan Soomaali ahayn iyo inta badan saraakiisha sare ee xarakada Al-Shabaab. Continue reading →
Mr. Jonathan Evans oo ah  Madaxa Sirdoonka Ingiriiska ayaa ka digay weeraro Argagixisanimo oo kooxda Al-Shabaab ay ka geysato dalka Britain, iyagoo ku soo begaya Tartanka Orodada Aduunka oo Bisha soo socota lagu qaban doono magaalada London. Continue reading →
Filed under: London UK | Comments Off on Madaxa Sirdoonka dalka Ingiriiska oo ka digay in Al-Shabaab ay qaraxyo la beegsato ciyaaraha Olymbikada ee lagu qabanayo UK.
Kulan ay soo qabanqaabiyeen safaaradda Soomaalida & Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada London ayaa waxay  ka dhacday agagaarka Lambroke Road ee magaalada London, Mudane C/samad Macallin oo hoggaaminayey wefdiga dowladda KMG ah & Ing. Feysal Cali Waraabe waxay dadkii ka soo qayb galay Kulanka ugu warameen heshiiskii hordhacca ahaa ee ay ku gareen dhawaan dalka Ingiriiska. (SAWIRO)Continue reading →
Filed under: London UK | Comments Off on Wafdigii Wadahadalka Dowladda Soomaaliya Iyo Maamulka Somaliland oo la kulmay Jaalliyadda Soomaaliyeed ee Waddanka Britain.
You must be logged in to post a comment.