Ciidamada Liibiya oo Kufsi iyo Faraxumeyn naxariis la’aan ah ku haya Haween Soomaaliyeed oo xabsiyo ku jira.

kufsigaCiidamada dalka Liibiya ayaa si joogta ah oo naxariis daran, isla markaana aan qaris laheyn waxay kufsi iyo farxumeyn joogto ah ku hayaan Haween Soomaaliyeed oo lagu hayo xabsiyada dalkaasi, kuwaasi oo ku sugan xaalad bani’adam-nimo tii ugu darneyd ee caalamka ka dhacda. Continue reading

Fowsiyo Xaaji: Waxaan soo arkay Hantideenii oo dayacan.

fowsiyo-safaaradaMarwo Fowsiyo Yuusuf Xaaji, R/Wasaare xigeen ahna wasiirka arimaha dibada Soomaaliya ayaa soo gaba gabeysay socdaal shaqo oo sedexdii cisho ee la soo dhaafay ku joogtay dalka Talyaaniga kadib markii ay casuumaad ramsi ah ka heshay dhigeeda dalka Talyaaniga Giulio Terzi. Continue reading

DAAWO Kulankii Roma ee Fowsiya Xaaji iyo Giulio Terzi.

IMG_0213-1024x576

HOOS DAAWO KHUDBADAHA WASIIRADA Continue reading

Talyaaniga oo Soomaaliya gacan ka siinaya dhinacyada Amniga iyo wax soo saarka Beeraha iyo Kaluunka.

xudayfa-515x289Dowladda Talyaaniga ayaa daboolka ka qaadday in inay dowladda cusub ee dalka Soomaaliya ka gacan siineyso xoojinta ammaanka, tababarka ciidamada iyo dhinaca wax soo saarka Beeraha iyo Kalluumeysiga.HOOS KA DAAWO VIDEO & SAWIRRO. Continue reading

War Murtiyeedkii Ka Soo Baxay Shirka Kooxda Xiriirka Caalamiga ee Soomaaliya.

Shirka 22-aad ee Kooxda Xiriirka Caalamiga (ICG) ayaa lagu qabtay magaalada Rome 2-da ilaa iyo 3-da bishan Luulyo 2012, iyadoo uu guddoominayay wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soonaaliya Dr. Augustine Mahiga iyo wadamada Norway iyo Mareykanka. Continue reading

Heshiis dhexmaray Q.M. & Dowladda KMG Soomaaliya oo dalka Talyaaniga lagu kula saxiixday.

Xarunta Wasaaradda arrimaha dibedda dalka Talyaaniga ayaa waxaa maanta heshiis ku kala saxiixday dowladda  KMG Soomaaliya & Qaramada Midoobay, waxaana heshiikaasi uu ku saabsanaa in mamnuuc laga dhigo askareynta caruurta yaryar, iyadoo dhinaca dowladda heshiiskaasi uu u saxiixay wasiirka gaashaandhiga Xuseen Carab Ciise. Continue reading

Ra’isal wasaare Abdiweli Gaas iyo kan dalka Talyaaniga oo ku kulmay magaalada Rome.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Halkaan ka akhri Continue reading

Ra’isal wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa dalka Taliyaniga Giulio Terzi.

Halkaan ka akhri Continue reading

Hay’adda Cunada iyo beeraha Qaramada Midoobay (FAO) oo Caalamka ka codsatay dhaqaale wax loogu qabto musiibada ka dhacday Soomaaliya.

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

Mr. John O’Shea oo ah Madaxa Golaha ammanka Qaramada Midoobay oo ka soo horjeestay in ciidamo ka socda QM loo soo diro Soomaaliya.

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

Hay’adda WFP oo sheegtay in ay gar gaar deg deg ah la gaareyso dadka Soomaaliyeed.

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

Qaramada Midobay iyo Dowladda Talyaniga oo ka wada hadlay arrimaha dalka Somaliya.

Halkaan ka akhri Continue reading

Wasiirka Warfaafinta Boostada iyo Igaarsiinta oo kormeer ku tegay Dhismaha Safaaradda Soomaaliya ee dalka Talyaaniga.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Halkaan ka akhri Continue reading

Dowladda Talyaniga oo sheegtay in ay Soomaaliya ka taageerayso sugidda amaanka iyo tababaridda ciidamada dowladda.

Halkaan ka akhri Continue reading

Hay‘adda qaxootiga UNHCR oo sheegtay in Badda u dhaxeeya Libya iyo Talyaaniga lagu la’yahay 400 qof oo tahriibayaal African ah.

Halkaan ka akhri Continue reading

Tahriibayaal qaxooti Soomaali u badan oo ka cararayey dagaalada ka jira dalka Libya oo gaaray jaziiradaha Malta iyo Talyaaniga.

Halkaan ka akhri Continue reading

Boqolaal qof qaxooti Afrikan ah oo ay Soomaali ku jiraan oo soo gaaray jaziiradda Lambadusa ee dalka Talyaaniga.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE

Halkaan ka akhri Continue reading

Dhowr Waddan oo ka tirsan Caalamka oo ka walaacsan xaaladda kala guurka Siyaasadda Soomaaliya halka ay ku sii socda.

Halkaan ka akhri Continue reading

%d bloggers like this: