Ogeysiis Muhiim ah oo ku socda Jaaliyadda Galmudug ee ku dhaqan Wadamada Switzerland, Holland iyo Norway.

Galmudug_mapWaxaa lagu wargelinayaa Dhammaan Soomaalida ku dhaqan dalalka Switzerland, Holland iyo Norway ee ka soo jeeda deegaanka Galmudug iyo meelaha ku xeeran in ay ka soo qeyb galaan shir muhiim ah.

Faah faahinta Hoos ka Akhri.

Continue reading

Soomaaliya: Gobolada koonfureed dad badan ayaa weli la ildaran xaalad cunto yari ah.

ICRCGuddiga Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas (ICRC) ayaa waxay hadda gabagabeysey inay cunto iyo abuur u qaybiso in kabadan 170,000 qof oo ku nool gobollada Jubadda Hoose iyo Gedo ee koonfurta Soomaaliya. Dadka ku nool goboladan waxay weli  yihiin kuwa nugul iyadoo ay ugu wacan tahay xilli roobaad liita iyo colaada socota. Continue reading

Daawo Xafladihii ugu dambeeyey ee lagu taageerayay Dowladda Soomaaliya ee ka dhacay dalka Switzerland.

TAAGEERO DOWLADDA

HOOS KA DAAWO VIDEOs & SAWIRRO BADAN

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

Xaflad loogu dabaaldegeyay sanad-guurada 14-aad ee Puntland oo ka dhacday magaalada Geneva ee wadanka Switzerland.

Xaflad si heer sare ah loo soo Agaasimay oo lagu Maamusayay Sanad Guurada 14-aad ee ka soo wareegtay asaaskii iyo Dhismaha Maamul Goboleedka Puntland ayaa lagu qabtay magaalada Geneva ee dalka Switzerland. HOOS KA DAAWO SAWIRRADA Continue reading

Wasiirka Caafimaadka KMG Soomaaliya oo ka qeyb galaya shirka hey’adda WHO ee ka socda magaalada Geneve ee dalka Switzerland.

Halkaan ka akhri Continue reading

Dab ka kacay Xero ku taala magaalada Geneve oo ay degan yihiin dad qaxooti ah.

Halkaan ka akhri Continue reading

Shirweynihii 8-aad ee Jaalliyada Hiiraan & Midland ee Wadanka Switzerland oo ka dhacay mag. Geneva.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Halkaan ka akhri Continue reading

Xarunta Qaramada Midoobay ee dalka Switzerland oo uu ka dhacay kulan looga hadlayey xaalada bani’aadinimada dalka Soomaaliya.

Halkaan ka akhri Continue reading

Hay’ada Qaxootiga UNHCR oo sheegtay in Qaxootiga Soomaalida ay buux dhaafiyeen xeryaha Wadamada Deriska ah.

Halkaan ka akhri Continue reading

Isukuduwaha gargaarka degdega ee QM. oo ku baaqay in si dhakhsi ah gargaar loo gaarsiiyo dadka Soomaalida ee ay abaaruhu ku dhufteen.

Halkaan ka akhri Continue reading

Boliska wadanka Holland oo xir-xiray Soomaali lagu eedeeyay falal Argagixisa-nimo ah.

Halkaan ka akhri Continue reading

Hey’adda Qaxootiga Aduunka (UNHCR) oo sheegtay in illaa 60,000 oo qof ay ka barakaceen dagaaladii ka dhacay degmada B/Xaawo.

Somali & Inglish

Halkaan ka akhri Continue reading

Hey’ada Qaxootiga Adduunka ee (UNHCR) oo Caalamka ka codsatay in dib u dejin loo sameeyo Qaxootiga Soomaaliya.

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

Nidaam cad oo waxtar u leh ku dhaqanka Diimaha iyo dhaqan bulshadeedka Shacabka Swiss-ka iyo dadka haysta Diimaha kale.

Halkaan ka akhri Continue reading

Mr. Joseph Deiss oo Shalay la wareegay Xilka ugu sarreya ee golaha Guud ee Qaramada Midoobay.

DAAWO SAWIRADA KALE

Halkaan ka akhri Continue reading

%d bloggers like this: