Muslimiinta ku nool Kanton luzern iyo gobalada u dhow oo shalay Xafladdii Ciidul Fitriga ku sameeyay Masjidka Al-huda

 LuzernCulimaa’udiinka, wax garadka, dhalinyarada Haweenka iyo caruurta ayaa waxay shalay axadda ahayd markii la tukaday saladii Duhurka  ka dib  taas oo malintii axada lagu qabtay masjidka  somalida ee Kanton Luzern xafladii lagu weynaynayey munaasabadda ciidul-Fitriga. Continue reading

Shir-sanadeedkii Hay’adda wax wada qabsiga iyo Horumarinta “DEZA” oo ka dhacay Bern Switzerland.

Waxaa shalay oo Jimcaha ahayd magaalada Bern lagu qabtay Shir-sanadeedkii Hay’adda wax wada qabsiga, Horumarka ee waddanka Switzerland, waxaana shirkaas laga soo jeediyey Warbaxinno la xiriira horumarka laga sameeyey dhinacyada Cilmiga, dhibaatooyinka Cimilada, nolosha Umadaha soo koraya iyo Cabsiga laga qabo in waddamo badan ay wax soo saarkoodu dhinaca Beeraaha uu hoos u dhaca ku yimaado. Continue reading

Shirakadaha Xawilaadda iyo Ganacsato Soomaliyeed oo shalay ku Shiray magaalada Bern ee Switzerland.

Halkaan ka akhri Continue reading

Dowladda Seychelles oo ka codsatay dowlada Soomaaliya iyo maamuladu inay la dagaalaan Burcad badeeda.

Halkaan ka akhri Continue reading

Xaq ma ahan ee waa xal” (0.5) maku imaan karaa xalka Soomaaliya. By Abuukar Muhammed Sadiiq.

Halkaan ka akhri Continue reading

Soomaalida ku nool Kanton Luzern ee dalka Switzerland oo shalay isugu timid Xafladdii Munaasadda Ciidul Fidriga…

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

Dawladda Switzerland oo u qoondaysay dadka Soomaaliyeed ee ka soo barakacay Abaaraha lacag lagu quudinayo.

Somali & English, Sawirro

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

Russia and Qatar win race to host World Cups (England lose out on 2018 World Cup).

Halkaan ka akhri Continue reading

Blocher iyo Pelli oo u ololeynaya in Ajaanibta dembiilayaasha ah laga saaro dalkan Switzerland.

Halkan ka akhri Continue reading

Sanad guuradii 10-aad ee Qaraarka QM. kaalinta & xadka ay Haweenka ku leyihiin bulshada dhexdeda.

Somali & English

Halkan ka akhri Continue reading

Shirweynaha shirkadaha u adeega lacagaha iyo xawaaladaha (SRO) oo ka dhacay caasimada dalka Switzerland ee Bern.

Halkan ka akhri Continue reading

Gabood-falada dagaalka iyo eedeysanayaasha oo helay Hub iyo Saanado fara badan.

Halkan ka akhri Continue reading

Agaasimaha guud ee Hay’adda Forumka dhaqaalaha Adduunka oo is casilay.

Halkan ka akhri Continue reading

Barlamaanka Dalka Switzerland oo shalay la hor dhigay Mooshiin loogu magacdaray « Wadada Runta ah ».

Halkaan ka akhri Continue reading

Xafiiska Federaalka Caafimaadka dalka Switzerland oo ku amray Hay’adaha in ay billaabaan ololaha Tallaalka Jirrada Hargarbka.

Halkaan ka akhri Continue reading

Soomaalida Qaxootiga ku ah Jaziiradda Malta oo ay Albaabo uga furmeen wadamo kamid ah Yurub iyo Maraykanka.

Halkaan ka akhri Continue reading

Jidka tareenada dhulka hoostiisa mara kii ugu dheeraa adduunka oo laga furayo Switzerland.

DAAWO SAWIRADA KALE

Halkaan ka akhri Continue reading

Magaalada Bern ee caasimadda wadanka Switzerland oo Shalay si weyn looga Ciiday.

DAAWO SAWIRADA KALE

Halkaan ka akhri Continue reading

SOOMAALIDA KU DHAQAN SWITZERLAND: OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS.

Halkaan ka akhri Continue reading

Bannaanbax weyn oo looga soo horjeeday midab-takoornimada oo laga sameeyey magaalada Berna ee dalkan Switzerland.

DAAWO SAWIRADA KALE

Halkaan ka akhri Continue reading

Bashir Gobdon – von Mogadischu nach Zürich..

Halkaan ka akhri Continue reading

%d bloggers like this: