Advertisements

Madaxweyne Shariif oo xalay magaalada Dubai kula kulmay Ganacsatada iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Imaaraadka Carabta.

Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa xalay magaalada Dubai ee isutaga Imaaraadka Carabta waxaa uu kulan kula qaatay ganacsatada iyo Jaalliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Wadankaasi. Continue reading

Advertisements

Siduu u dhacay kulankii Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Somaliland ee ka dhacay magaalada Dubai, yaase goobjoog ka ahaa?.

Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed iyo madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa kulan ku yeeshay maanta magaalada Dubai ee dalka Imaaaraadka Carabta, iyadoo kulankaasi ay goobjoog ka ahaayeen madax Soomaaliyeed oo kawada tirsan labada dhinac. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Sh.Shariif oo Imaaraadka Carabta u tegay, soo qaadista ($15 Milyan) oo ay Soomaaliya leedahay iyo shir looga hadlayo burcad badeeda.

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa gaaray magaalada Dubai ee isutaga Imaaraadka carabta halkaasi oo sida lagu wado ay uga qayb geli doonaan shir laba maalmood soconaya oo looga hadlayo Burcad badeeda, gaar ahaan kuwa Soomaaliya, iyagoo sidoo kale lacag taakuleyn ah oo loogu deeqay Somaliya ka soo qaadi doona dowladda Emaraat-ka. Continue reading

Dowladda Imaaraadka Carabta oo warqadihii aqoonsiga ka gudoontay safiirka Soomaaliya u fadhin doona dalkaas.

Halkaan ka akhri Continue reading

Madaxweyne Shariif & madax ka tirsan Somaliland oo gaaray Heshiis hordhac ah, waa maxay Heshiiska

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

Madaxweyne Sheikh Shariif oo dalka Imaaraadka Carabta kula kulmay Madaxda sare Wandankaas.

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

Dowladda Imaaraadka Carabta oo sheegtay in ay gar gaar isugu jiro Cunno iyo Daawo u soo dirayso dalka Soomaaliya.

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

%d bloggers like this: