Posted on June 29, 2012 by SomaliSwiss
Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa xalay magaalada Dubai ee isutaga Imaaraadka Carabta waxaa uu kulan kula qaatay ganacsatada iyo Jaalliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Wadankaasi. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Dubai | Comments Off on Madaxweyne Shariif oo xalay magaalada Dubai kula kulmay Ganacsatada iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Imaaraadka Carabta.
Posted on June 28, 2012 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed iyo madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa kulan ku yeeshay maanta magaalada Dubai ee dalka Imaaaraadka Carabta, iyadoo kulankaasi ay goobjoog ka ahaayeen madax Soomaaliyeed oo kawada tirsan labada dhinac. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Dubai | Comments Off on Siduu u dhacay kulankii Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Somaliland ee ka dhacay magaalada Dubai, yaase goobjoog ka ahaa?.
Posted on June 27, 2012 by SomaliSwiss
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa gaaray magaalada Dubai ee isutaga Imaaraadka carabta halkaasi oo sida lagu wado ay uga qayb geli doonaan shir laba maalmood soconaya oo looga hadlayo Burcad badeeda, gaar ahaan kuwa Soomaaliya, iyagoo sidoo kale lacag taakuleyn ah oo loogu deeqay Somaliya ka soo qaadi doona dowladda Emaraat-ka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Dubai, UAE | Comments Off on Sh.Shariif oo Imaaraadka Carabta u tegay, soo qaadista ($15 Milyan) oo ay Soomaaliya leedahay iyo shir looga hadlayo burcad badeeda.
Posted on May 30, 2012 by SomaliSwiss

Halkaan ka akhri Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Dubai | Comments Off on Dowladda Imaaraadka Carabta oo warqadihii aqoonsiga ka gudoontay safiirka Soomaaliya u fadhin doona dalkaas.
Posted on April 27, 2012 by SomaliSwiss

Halkaan ka akhri Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Dubai, Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Shariif & madax ka tirsan Somaliland oo gaaray Heshiis hordhac ah, waa maxay Heshiiska
Posted on November 5, 2011 by SomaliSwiss

Halkaan ka akhri Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: UAE | Comments Off on Laba ka mid ah Fanaaniinta sanadahaan lajecelyahay oo lagu wado in Arooskoodu dhaco.
Posted on August 23, 2011 by SomaliSwiss

Halkaan ka akhri Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Dubai | Comments Off on Madaxweyne Sheikh Shariif oo dalka Imaaraadka Carabta kula kulmay Madaxda sare Wandankaas.
Posted on July 31, 2011 by SomaliSwiss

Halkaan ka akhri Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Dubai | Comments Off on Dowladda Imaaraadka Carabta oo sheegtay in ay gar gaar isugu jiro Cunno iyo Daawo u soo dirayso dalka Soomaaliya.
Posted on June 13, 2011 by SomaliSwiss

Halkaan ka akhri Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Dubai, UAE | Comments Off on Shariif Sakiin iyo Prof. IBBI oo xalay lagu weeraray Suuqa Dahabka Dubai
Posted on May 21, 2011 by SomaliSwiss

Halkaan ka akhri Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: UAE | Comments Off on Maamulka SomaliLand oo sheegay inay macquul tahay in ay dib ula midoobaan Koofurta Soomaaliya.
Posted on May 9, 2011 by SomaliSwiss

Halkaan ka akhri Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Dubai | Comments Off on Urur goboleedka IGAD oo sheegay in nabad ku soo celinta Soomaaliya ay tahay mid muhiim ah.
Posted on April 19, 2011 by SomaliSwiss
 
Halkaan ka akhri Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Dubai, UAE | Comments Off on Ban Ki Moon oo sheegay in burcad badeeda lacirib tiri karo, haddii la xaliyo dhibaatooyinka siyaasadeed iyo amaan ee dalka Soomaaliya.
Posted on April 17, 2011 by SomaliSwiss

Halkaan ka akhri Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Dubai | Comments Off on Shir looga hadlayo burcad badeedda Soomaaliya oo oo berri ka furmi doona magaalada Dubai.
Posted on April 13, 2011 by SomaliSwiss

Halkaan ka akhri Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Dubai | Comments Off on Imaaraadka Carabta oo sheegay in burcad badeedda Soomaalida ay caqab ku yihiin dhaqaalaha dalkaas.
Posted on January 11, 2011 by SomaliSwiss

Halkaan ka akhri Continue reading →
51.541953
-0.133282
Like this:
Like Loading...
Filed under: Dubai, Muqdisho | Comments Off on Dowladda Iiraan oo Shariif Xasan Sh. Adan u soo dhiibtey Malaayiin Doollar oo Soomaaliya looga fulinayo Qorshayaal sir ah. (Xog Hoose)
Posted on December 13, 2010 by SomaliSwiss

Halkaan ka akhri Continue reading →
51.541953
-0.133282
Like this:
Like Loading...
Filed under: Dubai | Comments Off on Hogaamiyaha Al-Shabaab Abu Zubeyr oo lasoo ogaaday inuu si joogto ah u booqdo ilmihiisa oo deggan Imaaraadka Carabta.
You must be logged in to post a comment.