Dalka Masar oo lagu maxkamadeynayo 13 qof oo Muwaadiniin Soomaaliyeed ah.

Maxkamad ku taal magaalada Alexandariya ee dalka Masar ayaa bilowday hegaysiga dacwadda lagu soo Oogay 13 qof oo  Muwaadiniin Soomaali ah, kuwaas oo loo haysto Eedaymo la xiriir inay si sharci dara ah ku galiyeen gudaha dalkaasi Masar Maandooriyaha oo ay Soomaalida si xooggan u isticmaasho Qaadka. Continue reading

Baarlamanka Jaamacada Carabta oo baaq u jeediyay wadamada Carabta in sida ugu dhaqsiyaha badan loo taagukeeyo dadka Soomaaliyeed.

War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska guddoomiyaha Baarlamaanka Jaamacada Carabta Dr. Cali Saalim ayaa waxaa uu baaq u jeediyay dowladaha Carabta, isla markaana ugu baaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo taakuleeyo dadka Soomaaliyeed ee muddada dheer la daala dhacaya dhibaatada. Continue reading

Markab laga leedahay Wadanka Isra‘el oo hub u siday Soomaaliya oo shalay ciidamada Masar ay qabteen, maantana la sii-daayey.

 undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

Kaaliyaha wasiirka arrimaha dibadda Masar ee arrimaha Africa oo sheegay in dawladiisa ay gargaar degdeg ah usoo direyso Soomaaliya.

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

Banaan baxyo looga soo horjeedo Labada Shariif oo ka socda dalka Masar..

Halkaan ka akhri Continue reading

Madaxweynehii hore ee Masar Xusni Mubaarak iyo labadiisa wiil oo xabsiga loo taxaabay.

Halkaan ka akhri Continue reading

Ururka Jaamacadda Carabta oo ku taliyey in talaabo cad laga qaado xarakada Al-Shabaab.

Halkaan ka akhri Continue reading

Madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Xusni Mubarak oo talada dalkaasi isaga tegay.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Halkaan ka akhri Continue reading

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama oo kula taliyey Madaxweyne Xusni Mubaarak in uu xilka isaga dego, balse uu ka madax adeegay.

Halkaan ka akhri Continue reading

Madaxweynaha dalka Masar Xusni Mubaarak oo si dabacsan ula hadlay dadweynaha Masar, kadibna kala diray xukuumada dalkaasi.

Halkaan ka akhri Continue reading

%d bloggers like this: