Posted on May 23, 2013 by SomaliSwiss
Warbixin uu soo saaray maanta Urur goboleedka IGAD ayaa lagu caddeeyey in dowladda Soomaaliya looga dambeeyo dhismaha maamul goboleedyada dalka iyo hirgelinta habka federaalka ah ee dalka uu ku dhaqmayo, iyadoo la raacayo dastuurka Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Nairobi | Comments Off on Urur Goboleedka IGAD oo ku dhawaaqday in Dowladda Soomaaliya looga dambeeyo dhismaha Maamul u sameynta Gobollada Dalka.
Posted on January 8, 2013 by SomaliSwiss
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya Danjire Maxamed Cali Ameerika ayaa ugu baaqay Soomaalida ku dhaqan dalka Kenya, gaar ahaan xaafadda Islii ee Nairobi in ay aad uga digtoonaadaan laaluush bixin. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Nairobi | Comments Off on Danjire Cali Ameeriko oo Soomaalida Islii ee Nairobi uga digay in ay Lacag Laaluush ah siiyaan ciidamada Booliska.
Posted on December 22, 2012 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa galabnimadii maanta kula kulmay magaalada Nairobi Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkaas. DAAWO KHUDBADDII MADAXWEYNAHA EE NAIROBI (Full) Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Nairobi | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sheikh oo maanta la kulmay Jaaliyadda Soomaalida ee ku nool magaalada Nairobi.
Posted on December 22, 2012 by SomaliSwiss

Hay’adda caalamiga ah xuquuqda aadanaha (Amnesty International) ayaa ku tilmaantay go’aankii ay dowladda Kenya ku gaartay in qoxootiga ay ku laabtaan xeryaha mid ka hor-imaanaya sharciyada caalamiga ah ee xuquuqda aadanaha. Somali & English Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Nairobi | Comments Off on Hay’adda xuquuqda aadanaha (Amnesty International) oo sharci darro ku tilmaantay go’aankii dowladda Kenya ay ku gaartay in Qoxootiga ay ku laabtaan Xeryaha.
Posted on December 22, 2012 by SomaliSwiss
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku kala Saxiixday heshiis laba-geesood ah oo ku saabsan dib u unkida xiriir qoto dheer oo ku dhisan iskaashi laga yeesho dhinacyada ammaanka iyo dhaqaalaha. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Nairobi | Comments Off on Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo Nairobi ku kala Saxiixday heshiis iskaashi oo labageesood ah.
Posted on December 21, 2012 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta booqasho ku tagey magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, isagoo halkaas kula kulmay dhiggiisa dalkaas Kibaki. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Nairobi | Comments Off on Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta ka degay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Posted on December 21, 2012 by SomaliSwiss
Hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ayaa ku boorrisay, islamarkaan si caddaan ah uga sheegtay in dowladda Kenya ay ka laabato go’aankeedii ahaa in dadka ajnabiga ah ee ku dhaqan dalkeeda ay iska xaadiriyaan xeryaha qaxootiga ee dalka Kenya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Nairobi | Comments Off on Hey’adda UNHCR oo Dowladda Kenya uga digtay in dusha laga saaro qaxootiga Soomaalida dembi aysan laheyn.
Posted on December 17, 2012 by SomaliSwiss
War saakay naga soo gaaray xaafadda Islii in dad u dhashay dalalka Soomaaliya Yemen ayaa loo xir xiray Qarixii ka dhacay magaaladda Nairobi ee xarunta Dalka Kenya, iyadoona wali ay wadaan Booliska Kenya hawlgallo ay ku xaqiijinayaan Ammaanka caasimada dalkaasi. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Nairobi | Comments Off on Xaafadda Islii ee magaalada Nairobi oo qarax ka dhacay loo qabqabtay dad u dhashay dalalka Soomaaliya iyo Yeman.
Posted on December 15, 2012 by SomaliSwiss
S
ida ay sheegtay Dowladda Kenya waxay gebi ahaanba joojisay diiwan gelinta Qaxootiga cusub ee dalkeeda tagaya, ayadoo dhanka kalena ay Kenya ku dhawaaqday qorshe dib loogu soo celinayo dalkooda Qaxootiga Soomaaliyeed ee Dalkaasi ku nool.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Nairobi | Comments Off on Dowladda Kenya oo diyaarisay qorshe ay dib ugu soo celineyso dadka Soomaaliyeed ee dalkooda ku sugan.
Posted on December 8, 2012 by SomaliSwiss
Xaafadda Islii magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa ayaa lagu soo warramayaa inay ka jirto xiisad aad u kacsan, iyadoo ciidamada amaanka dalka Kenya ay xaafadda Islii ka wadaan howlgalo dad badan lagu soo qabqabtay, halkaas oo xalay ka dhacay Qarax lala eegtay xildhibaan ka tirsan baarlamanka Kenya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Nairobi | Comments Off on Xiisad kacsanaan ah oo ka jirta xaafadda Soomaalida Islii ee magaalada Nairobi.
Posted on November 27, 2012 by SomaliSwiss
War goor dhoweyd naga soo gaaray magaalada Nairobi ayaa sheegaya in R/wasaare ku xigeen ahna wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo shalay booqasho rasmi ah ku tagtay dalka Kenya ayaa kula kulantay maanta  magaalada Nairobi Wasiirka Arrimaha dibadda ee dalka Kenya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Nairobi | Comments Off on Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya oo maanta la kulantay dhigeeda wadanka Kenya.
Posted on November 20, 2012 by SomaliSwiss
Kulan aad u ballaaran oo looga hadlayay xaaladda rabshadaha ee kasoo cusboonaatay xaafadda Islii ee u dhexeeysay Soomaalida degan Islii iyo kooxo dhalinyaro Kenyaati ah oo ka yimid xaafadda Madari, isla markaana lasheegay in ay ka careysnaayeen qaraxii gaariga baska ahaa ee ay ku dhinteen dad badan oo shacab ah. HOOS KA DAAWO SAWIRADA OO BADAN Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Nairobi | Comments Off on Kulan ballaaran oo looga hadlayay xaaladda ammaan ee xaafadda Islii oo ka dhacay magaalada Nairobi.
Posted on November 20, 2012 by SomaliSwiss
Xaafadda Islii ee magaalada Nairobi oo labadii maalmood ee ugu danbeeyay ay ka jireen rabashado u dhexeeyay Soomaalida degan xaafaddaas iyo dad ka careysan qaraxii ay dadka badan ku dhinteen ee ka Dhacay Isllii ayaa lagu soo warramayaa in maanta  ay xaaladda degan tahay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Nairobi | Comments Off on Rabshadihii ka socday xaafadda Islii oo maanta istaagay iyo xaaladda degmada Garissa oo kacsan.
Posted on November 19, 2012 by SomaliSwiss

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA OO BADAN
51.549123
-0.129485
Like this:
Like Loading...
Filed under: Nairobi | Comments Off on KUMANAAN KENYAATI MAQARRA & MINDIYO WATA OO BOOLISKA KENYA AY KA CELCELINAYAAN DUKAAMADA ISLII IYO SOOMAALIDA OO DHAGXAAN KALA HORTAGTAY.
Posted on November 19, 2012 by SomaliSwiss
Waxaa Xalay lagu soo daadiyey Ciidamada Amaanka dalka Kenya Xaafada ay Soomaalidu degto ee Islii si  ay uga sameeyaan howlgallo baaritaano ah, kadib markii gelinkii dambe ee shalay uu halkaasi ka dhacay qarax geystay qasaare baaxad leh, ayadoo dhanka kalena uu safiirka Soomaaliya ee dalkaasi ka codsaday shacabka Soomaaliyeed iney isdejiyaan, ciidammo dheeri ahna xaafadaasi la geeyo si aanan hantida dadka Soomaaliyeed loo boobin. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Nairobi | Comments Off on Ciidamo fara badan oo xalay lagu daadiyeyXaafadda Islii.
Posted on October 21, 2012 by SomaliSwiss
Madaxweynaha dalka Kenya Mwai Kibaki ayaa sheegay xili uu khudbad ka jeedinayay munaasabad loogu dabaaldagayay madaxbanaanidii ay Kenya ka qaadatay gumeysigii Ingriiska, waxaa uuna ka hadlay ciidamadiisa ku sugan gudaha dalka Soomaaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Nairobi | Comments Off on Madaxweynaha Kenya oo sheegay in ciidamadooda ay sugi doonaan guud ahaan ammaanka Kismaayo, illaa ciidamada Soomaalida ay awood buuxdo ka yeelanayaan.
Posted on October 12, 2012 by SomaliSwiss
Qaraxyo xoogan ayaa gilgilay xaafada Islii (Eastleigh) ee magaalada Nairobi oo ay Soomaalidu deegaan ahaan ku badan tahay, halkaas oo lasheegay in ay dhaawcyo kasoo gaareen qaar kamid ah ciidamada Booliska. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Nairobi | Comments Off on Qaraxyo ay ku dhaawacmeen illaa 3 Askari oo ka dhacay xaafada Islii ee magaalada Nairobi.
Posted on September 21, 2012 by SomaliSwiss
Qaar ka mid ah kooxda maleeshiyada Al-Shabaab u qaabilsan ismiidaaminta oo ay u direen dalka Kenya si ay halkaas qaraxyo ismiidaamin ah uga fuliyaan ayaa la aqoonsaday magacyadooda iyo wadamada ay ka soo jeedaan. HOOS KA AKHRI MAGACYADOODA IYO DHALASHADA Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Nairobi | Comments Off on Liiska Magacyada niman Al-Shabaab u qaabilsan Qaraxyada oo la aqoonsaday iyagoo ku sugan dalka Kenya.
Posted on September 19, 2012 by SomaliSwiss
Wasiirka arrimaha dibadda ee Kenya, Sam Ongeri ayaa iska fogeeyay inuu qaraxii ismiidaaminta ahaa ee Hotel Jazeera ku eedeeyay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed. DAAWO QARIXII HOTEELKA, EEDEYNTII ONGERI, JAWAABTII SH. SHARIIF IYO BEENINTA ONGERI INTABA. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Nairobi | Comments Off on Sam Ongeri: Been ayaa layga sheegay Madhihin Shariif Sh. Axmed ayaa ka danbeeyey Qaraxii Jazeera.
Posted on September 18, 2012 by SomaliSwiss
NAIROBI, Kenya Sep 18 – Foreign Affairs Minister Sam Ongeri on Tuesday denied making remarks in Kisii at the weekend, blaming former Somalia President Shariif Sheikh Ahmed for a bomb attack in Mogadishu last week. WATCH VIDEO CLIP Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Nairobi | Tagged: Kenya, minister, president, Somalia, suiside | Comments Off on Ongeri denies linking Sharif to Mogadishu blast.
Posted on September 18, 2012 by SomaliSwiss
Danjiraha Soomaaliya ee dalka Kenya Maxamed Cali Ameeriko oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Safaaraddu ay dacwad ka dhan ah wasiirka arrimaha dibadda ee dalkaasi u gudbisay dowladda dalkaasi, kadib markii sida ay qoreen warbaahinta dalkaasi uu wasiirku ku eedeeyay madaxweynihii hore ee Soomaaliya. HOOS KA DAAWO VIDEO-GA Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Nairobi | Comments Off on Danjiraha Soomaaliya ee dalka Kenya oo sheegay in Safaaraddu ay dacwad u gudbisay dowladda dalkaas.
Posted on September 17, 2012 by SomaliSwiss
Qaar kamid ah Warbaahinta dalka Kenya ayaa shaacisay in Wasiirka arrimaha Dibadda ee dalka Kenya uu sheegay in Sh. Shariif ka dambeeyay qarax ka dhacay Hoteelka Jaziira ee magaalada Muqdisho.HOOS KA DAAWO VIDEO-GA Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Nairobi | Comments Off on Wasiirka Arrimaha Dibadda dowladda Kenya oo Qaraxii Ka Dhacay Hotel Jaziira ku eedeeyay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sh. Axmed.
Posted on September 9, 2012 by SomaliSwiss
Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Nairobi, gaar ahaan magaalida Islii ayaa isugu soo baxay bannaanbax weyn oo lagu taageerayay Musharax Maxamed C/llaahi Farmaajo oo u taagan Xilka Madaxwayne-nimo ee dalka Soomaaliya. HOOS KA DAAWO VIDEO Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Nairobi | Tagged: arts, entertainment, illustration, travel, vacation, video | Comments Off on Banaanbax lagu taageerayo Musharaxnimada Farmaajo oo Maanta ka dhacay magaalada Nairobi.
Posted on August 31, 2012 by SomaliSwiss
Wakiilo ka socday Shariif Sakiin iyo C/weli Gaas ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya shir xasaasi ahaa kula yeeshay madax ka tirsan dowlada Kenya oo lasheegay in looga hadlayey arrimaha doorashada madaxtinimada Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Nairobi | Comments Off on Shariif Sakiin iyo C/Weli Gaas oo madax ka tirsan dowladda Kenya shir xasaasi ah kula yeeshay Nairobi.
Posted on August 27, 2012 by SomaliSwiss
Allaha u naxariistee waxaa xalay ku geeriyooday magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya Abwaan Maxamuud Goox Qarboosh oo ka mid ah Abwaaniinta ugu caansan ee dalka Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Nairobi | Comments Off on Allaha u naxariistee Abwaan Qarboosh oo maanta lagu aasay magaalada Nairobi.
Posted on August 14, 2012 by SomaliSwiss
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay ka welwelsan tahay, isla markaana walaaca iyo shakiga ay qabaan ay kala mideysan tahay madaxda kale ee caalamka, sida Midowga Afrika, Midowga Yurub iyo Qaramada Midoobay, gaar ahaan habka ay ku socoto xaaladda soo xulista xubnaha baarlamaanka cusub ee Soomaaliya yeelan doonto. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Nairobi | Comments Off on Dowladda Mareykanka oo sheegtay inaan loo dulqaadaneyn kuwa jagada ku raadinaya dilalka qorsheysan, caga-jugleynta iyo laaluushka iyo… Qabqablayaal dib u soo noqda.
Posted on August 13, 2012 by SomaliSwiss
Afhayeen u hadlay waaxda duulista dalka Kenya oo laguna magacabo Bogita Ongeri ayaa xaqiijiyay in ay burbur xoogleh soo gaareen illaa Afar diyaaradood oo nooca qumaatiga u kaca ahaa iyo ciidamdii saarnaa oo laga leeyahay dalka Uganda. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Nairobi | Comments Off on Dowladda Kenya oo xaqiijisay burburka Afar diyaaradood oo ay Uganda u soo dirtay wadanka Soomaaliya.
Posted on August 12, 2012 by SomaliSwiss
Ergeyga Qaramada Midoobay  ee Soomaaliya danjire Augustina Mahiga  ayaa warbaahinta u sheegay in hadda ay ka jirto Soomaaliya xaalad wax is daba marin tii ugu dareyd ah oo ay wadaan xubno doonaya inay madax ka noqdaan dawlada cusub ee Soomaaliya yeelanayso. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Nairobi | Comments Off on Mahiga oo ku celiyay in ay madaxda sare ee dowladdu wadaan is dabamarin la xariirta soo xulista Baarlamanka.
Posted on August 12, 2012 by SomaliSwiss
Hay’adda UNHCR iyo Dowladda Kenya ayaa kala saxiixday heshiis sir ah oo ay isku dhaafsanayaan dhammaan macluu maadyada dadka qaxootiga ah ee ay diiwaan geliso hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR. HOOS AKHRI DOKUMINTIGA SIRTA AH. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Nairobi | Comments Off on Hay’adda UNHCR iyo dowladda Kenya oo si qarsoodi ah u kala saxiixday in ay wadaagaan sirta dadka Qaxootiga.
Posted on August 11, 2012 by SomaliSwiss
Ra‘isal wasaaraha dowladda Kenya Raila Odinga ayaa sheegay maanta in ay sii wadi doonaan dagaalka ay kula jirto kooxaha Al-qaacidda ee ku sugan Soomaaliya wuxuuna ku gooddiyay in maalmaha soo socda ay xaqiijin doonaan gacan ku haynta magaalada Kismaayo halkaas oo ay ku sugan yihiin maleeshiyaadka Al-Shabaab. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Nairobi | Comments Off on R/wasaaraha Kenya oo sheegay in dowladdiisu sii wadi doonto dagaalka kooxaha Al-qaacida.
You must be logged in to post a comment.