Advertisements

Shirkii Baarlamaanada dalalka Islaamka oo qodobo Soomaaliya quseeya laga soo saaray.

shirka-islaamkaShirkii Baarlamaanka dalalka Islaamka oo ka koobnaa 57 Dowladood ayaa kusoo gabagaboobay caasimadda dalka Sudan kaasoo laga soo saaray 4- Qodob oo Soomaaliya Si gaar ah Xaaladeeda looga Hadlay. HOOS KA AKHRI QODOBADA. Continue reading

Advertisements

Soomaaliya oo si weyn uga dhex muuqatay Shirka Haweenka Baarlamaanada dalalka Islaamka uga socda dalka Sudan.

68Magaalada Khartoum ee Caasimada Dalka Sudan  waxaa ka Socda  shir ay ku leeyihiin Baarlamaanada Wadamada Islaamka ah, iyadoo sidoo kale ay ka garab socdo Shir ay ku leeyihiin Xildhibaanada Haweenka ah ee Wadamada Islaamka ah. HOOS KA FIIRI SAWIRADA. Continue reading

Madaxweyne Shariif iyo Al-bashiirka Sudan oo xalay ku kulmay xarunta Madaxtooyada ee dalkaasi.

Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed oo booqasho ku jooga dalka Sudan ayaa xalay magaalada Khartuum kulan kula qaatay dhiggiisa dalkaasi Cumar Xasan Al-bashir. Continue reading

Madaxweyne Shariif iyo wafdi uu hogaaminayo oo goordhow gaaray garoonka diyaaradaha ee koonfurta Sudan.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Halkaan ka akhri Continue reading

Ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Sudan oo dood cilmiyeed ay qabteen ay kala qayb galeen culimo Soomaaliyeed.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Halkaan ka akhri Continue reading

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sudan oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta safaarada ee magaalada Khartoum.

Halkaan ka akhri Continue reading

Dadweynaha Koonfurta Sudan oo maanta u dareeray u codeynta in ay ka go’ayaan Sudan iyo in kale.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Halkaan ka akhri Continue reading

%d bloggers like this: