Advertisements

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka warbixiyey ujeedada Booqashadiisa dalka Jabuuti iyo wixii uu kala soo kulmay.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa wareysi uu siiyay Warbahinta, isagoo jooga magaalada Jabuuti, wuxuuna Ā faahfaahin ka bixiyey ujeedada Booqashada dalka Jabuuti, iyo sida loogu soo dhaweyey isaga iyo wafdiga uu hogaaminayo. Continue reading

Advertisements

Madaxweynaha iyo Shacabka reer Jabuuti oo si weyn u soo dhaweeyay doorashada madaxweynaha cusub ee Somaaliya Prof. Xasan Sheikh Maxamuud.

Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si weyn u soo dhaweeyay qaabkii ay u dhacday doorashadii madaxtinimada Soomaaliya oo shalay ilaa xalay ka dhacday Muqdisho, isagoo u hambalyeeyay madaxweynaha cusub ee la doortay Prof. Xasan Sheikh Maxamuud. Continue reading

Shir looga hadlayo Amaanka Wadamada Geeska Africa Oo ka furmay dalka Jabuuti.

Shir looga hadlayay ammaanka iyo horumarka wadamada geeska Africa oo ay soo qabanqaabiyeen Urur goboleedka IGAD ayaa ka furmay magaalada Jabuuti ee caasimada Jamhuuriyadda Jabuuti. Continue reading

Madaxweynaha Djibouti oo maanta Xarunta Madaxtooyada dalkaas ku qaabilay Ra’isal wasaaraha dalka Soomaaliya.

Halkaan ka akhri Continue reading

Shirkii kooxda Xiriirka Caalamiga Somaaliya (ICG) oo Maanta lagu soo gabogabeeyey mag. Jabuuti.

Halkaan ka akhri Continue reading

Faarax Macali oo taageeray xiika qaadista dhowaan lagu sameeyay gudoomiyihii hore ee Baarlamanka Shariif Xasan.

HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA

Halkaan ka akhri Continue reading

Jabuuti oo uu maanta ka furmaya shirar looga hadlayo arrimaha Dastuurka iyo Baarlamanka IGAD oo ka doodaya Soomaaliya.

Halkaan ka akhri Continue reading

%d bloggers like this: