Posted on February 5, 2015 by SomaliSwiss
Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay in ay ciidammo dheeraad ah u dirayso Somalia, kuwaasoo qayb ka noqonaya ciidamadii horay uga joogay Soomaaliya ee ka midka ah AMISOM. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Addis Abeba | Comments Off on Itoobiya oo shaacisay inay ciidamo dheeraad ah u soo dirayso Soomaaliya.
Posted on May 24, 2013 by SomaliSwiss
Madaxweynayaasha dalalka Bariga Afrika ee ku bahoobay ururka IGAD ayaa maanta ku kulansan yihiin Magaalada Adis Ababba e dalka Itoobiya, waxayna kulankooda uga wadahadli doonaan Mushkilada ka aloosan gobollada Jubbooyinka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Addis Abeba | Comments Off on Urur Goboleedka Geeska Afrika (IGAD) oo manta Go’aano ka soo saaraya Xaaladda Muragsan Gobolada Jubooyinka.
Posted on September 16, 2012 by SomaliSwiss
Xaflad lagu taageerayey Madaxweynaha cusub ee dalka Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud oo ay sameeyeen Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Ethiopia ayaa lagu qabtey magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalkaasi. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Addis Abeba | Tagged: addis ababa, Ethiopia, somali community, travel, vacation | Comments Off on Xaflad lagu taageerayay madaxweynaha cusub oo lagu qabtay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia.
Posted on September 2, 2012 by SomaliSwiss
Waxaa magaalada Addis Ababa ka socda Munaasabad ballaaran oo Aas Qaran loogu sameynayo Ra’isal wasaarihii hore ee Ethiopia Meles Zanaawi, waxaa saakay ku sugan magaalada  Addis Abada Madax kala duwan oo ka qeyb galaya munaasabadda Aaskaasi, waxaana ka mid ah Madaxweynaha dowlada Soomaliya Sh. Shariif Sh Axmed.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Addis Abeba | Comments Off on Aas Qaran oo Maanta Ra’isal wasaarihii hore ee Ethiopia loogu sameeyay magaalada Addis Ababa.
Posted on June 25, 2012 by SomaliSwiss

Shalay waxaa magaalada Addis Ababa gaaray madaxweynaha Soomaaliya, waxaana garoonka ku soo dhaweeyay, R/wasaare Melez Zenawi, hoos ka daawo qaabkii ay u dhacday soo dhawayntaasi, Sawiradan iyagaa ismacnaynaya, uma baahna in laga bixiyo faah faahin dheeraad ah, laakiin waxaa lagu macneyn karaa soo dhaweyn ay ka muuqatay saxiibtinimo dheeriya oo labada nin ka dhexeysay ama salaan sagootin ah oo noqon karta macasalaameyntii ugu dambeysay, laakiin qof kasta iyo ka aragtidiisa. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Addis Abeba, Sawirrada | Comments Off on Daawo Safarkii Ethiopia iyo Sawirada Shariif iyo Zenawi
Posted on May 23, 2012 by SomaliSwiss

HOOS KA DAAWO ORIGINAL DOCUMENT
Halkaan ka akhri Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Addis Abeba | Comments Off on Addis Abeba: Consultative Meeting of the Somali Signatories of the Process for Ending the Transition.
Posted on May 23, 2012 by SomaliSwiss

HOOS KA AKHRI QODOBADA HESHIISKA
Halkaan ka akhri Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Addis Abeba | Comments Off on Shirkii Addis Abeba uga socday madaxda Soomaaliya oo soo dhamaaday iyo qodobo laga soo saaray.