Daawo muuqaalka iyo Magacyada Meelaha ugu caansan Marko, Shalaambood, Ceel-wareegow, Buufoow iyo …

Akhristeyaasha sharafta leh ee shabakadda SomaliSwiss waxaan idiin soo gudbineynaa Muuqaalka Sawirrada meelaha caanka ah  ee Marko, Shalaambod, C/wareegow, Buufoow, Gandaawi iyo Meelo kale. Continue reading

Daawo Sawiradii ugu horeeyay ee laga soo qaado magaalada Marka, tan iyo intii ay haysteen Al-Shabaab.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA OO BADAN

Halkaan ka akhri Continue reading

Daawo Sawirada Xildhibaanada cusub ee la-dhaariyey.

Dhamaan akhrista yaasheenna Sharafta leh waxaan idiin soo gudbineyna Sawirrada Munaasbadii lagu dhaarinayey Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka uu dalku yeeshay taasi oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Xusuusta Maanta oo kale 2011: Al-Shabaab oo lagala wareegay Xararyaalle, Siinaay,Suuq Bacaad, Wardhiigley, Yaaqshiid iyo qeybo kale ..

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

Ra’isal wasaare Gaas oo Booqday degmada Balcad.

Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Dr, Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta booqday Degmada Balcad ee gobalka Sh/Dhexe oo saakay gelinkii hore Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay la wareegeen gacan ku heynta Degmadaasi. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Daawo Safarkii Ethiopia iyo Sawirada Shariif iyo Zenawi

Shalay waxaa magaalada Addis Ababa gaaray madaxweynaha Soomaaliya, waxaana garoonka ku soo dhaweeyay, R/wasaare Melez Zenawi, hoos ka daawo qaabkii ay u dhacday soo dhawayntaasi, Sawiradan iyagaa ismacnaynaya, uma baahna in laga bixiyo faah faahin  dheeraad ah, laakiin waxaa lagu macneyn karaa soo dhaweyn ay ka muuqatay saxiibtinimo dheeriya oo labada nin ka dhexeysay ama salaan sagootin ah oo noqon karta macasalaameyntii ugu dambeysay, laakiin qof kasta iyo ka aragtidiisa. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

SAWIRADA HARGEYSA IYO MUQDISHO: Q-1AAD

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Halkaan ka akhri Continue reading

%d bloggers like this: