Liiska Magacyada Golaha Baarlamaanka Galmudug.

Waxaa Caawa lashaaciyey Liiska magacyada Golaha Baarlanka ee maamulka Galmudug uu yeelan doono. Hoos ka akhri Magacyada. Continue reading

Maanta oo kale 15-ka May Xuska Halgamayaashii SYL & Xornimadeena.

HOOS KA DAAWO TAARIIKHDA

Halkaan ka akhri Continue reading

CIID WANAAGSAN, CIID MUBAARAK, ALLES GUTE ZUM EID MUBARAK, HAPPY EID MUBARAK.

HOOS KA DAAWO HEESAHA CIIDA OO VIDEO AH

undefinedRiix Halkaan Continue reading

Xuska Maalintii Qaranka & Calan Saarka Soomaaliya

Somalia's History

HOOS KA DAAWO TAARIIKHDA

Halkaan ka akhri Continue reading

SUUGAANTA RAMADAANKA SOMALISWISS. (Keydkii Qaranka ee Radio Muqdisho).

Waxaan ugu bishaarey naynaa dhammaan soo booqdayaasha SomaliSwiss in ay boggaan ka heli karaan, Suugaanta kala duwan ee Ramadaanka oo isugu jirta Nabi Amaan, Heeso Ramadaan soo dhaweyn ah iyo kuwa sagootin ah iyo kuwa kale oo nuuc kasta leh. HOOS KA DHEGAYSO SUUGAANTA RAMADAANKA. Continue reading

Maanta oo kale: 26-ka June & 1-da July (Daawo Taariikhda Dheer ee xornimadii Soomaaliya)

26-ka june-1-da july

HOOS KA DAAWO TAARIIKHDA

Halkaan ka akhri Continue reading

Daawo Xadgudubka iyo Dhibaatada Dowladda Kenya ku hayso Shacabka Soomaaliyeed.

ggMuwaadiniinta Soomaaliyeed ee siyaabaha kala duwan ugu noolaa dalka Kenya ayey soo foof saartay dhibaateyntii ugu darneyd mudooyinkaan ee uga timaada dhinaca dowladda Kenya, taas oo isugu jirta jirdil, xarig, boob iyo dhac hantidooda iyo musaafurin qasab ah intaba. Hoos ka daawo Video-yada. Continue reading

MAANTA OO KALE:-Xuska iyo Xusuusta 21-ka October: Wadaad iyo Waranle – Kuwii qaribay dalka iyo daka.

xuska2

DAAWO XUSKA & XUSUUSTA 21ka OCTOBER

Halkaan Riix oo Daawo Continue reading

Maanta oo dalka iyo dibadaba laga xusay wax-qabdka Dowladdii Kacaanka halka Shacabkana laga codsaday inay taageeraan Dowladda Soomaaliyeed.

Jaalle M. Siyaad BarreMaanta oo ay bisha Oktoobar ku beegan tahay 21 ayaa waxay ahayd markii ay xukunka dalka la wareegtay sannadkii 1969-kii dowlad milaterigu uu hor-kacayo, taasoo uu madaxweyne ka ahaa Jen. Maxamed Siyaad Barre oo ku geeriyooday dalka Nigeria bishii Jannaayo ee sannadkii 1995-kii. HOOS KA DAAWO BARNAAMISH GAAR AH. Continue reading

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya oo Khudbad dhinac walba taabanaysa Ka Jeediyay Shirka Qaramada Midoobay.

Madaxweynaha Soomaaliya UNMadaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta khudbad dhinac walba taabanaysa ka jeediyay Xarunta Qaramada midoobay. HOOS KA DAAWO VIDEO-GA

Continue reading

Muqdisho & Maanta: Daawo Dareenka dadka Muqdisho & Dardaaranka Qurbajoogta Soomaaliyeed.

hibo-muqdisho

DAAWO MUQDISHO & MAANTA VIDEOS Continue reading

CIID WANAAGSAN, CIID MUBAARAK, HAPPY EID MUBARAK, ALLES GUTE ZUM EID MUBARAK.

HOOS KA DAAWO HEESAHA CIIDA OO VIDEO AH

undefinedRiix Halkaan Continue reading

Maanta oo kale: 26-ka June & 1-da July (Daawo Video Taariikhda Dheer ee xornimadii Dalka Soomaaliya)

26-ka june-1-da july

DAAWO VIDEO TAARIIKHDA DALKEENA Continue reading

Muuqaalka Maanta ee Muqdisho iyo Hargeysa 2013.

HOOS KA DAAWO VIDEO-yada & SAWIRADA Continue reading

Daawo Muuqaalka Hargeysa iyo Maanta 2013.

hargeysaDaawo Video-ga iyo muuqaalkii u dambeeyay quruxda iyo horumarka ka muuqanaya xilligaan caasimadda Hargeysa oo ku dayasho mudan. HOOS KA DAAWO VIDEO-GA.

 

Continue reading

The International Somalia Conference final communiqué.

Somalia-FinalThe London Somalia Conference took place at Lancaster House on 7 May 2013, co-hosted by the UK and Somalia, and attended by fifty-four friends and partners of Somalia. READ THE FULL COMMUNIQUE. Continue reading

President Hassan Sheikh & PM David Cameron’s speechs to the Somalia Conference in London Today.

Cameron & HassanPrime Minister David Cameron’s speech to the Somalia Conference in London on 7 May, 2013. This is a transcript of the speech, exactly as it was delivered. Watch the Videos Continue reading

DAAWO KHUDBADAHA SHIRKA SOOMAALIYA EE LONDON SOMALI CONFERENCE 07/05/2013.

London somali conferenceHALKAAN HOOSE KA DAAWO DHAMMAAN MUUQAALKA VIDEO-YADA KHUDBADAHA MADAXDA CAALAMKU KA JEEDINAYAAN SHIRKA SOOMAALIYA EE LONDON SOMALI CONFERENCE 07/05/2013. HALKAAN HOOSE RIIX OO KA DAAWO. Continue reading

H.E. Hassan Sheikh Mohamud opening address at the London Somalia Conference today

londonsomali

A few weeks ago, I planted a young sapling in the garden at Villa Somalia to raise the issue of deforestation, and it got me thinking – what does a young sapling need for it to grow into a strong, healthy tree? Continue reading

MUUQAALKA MAANTA EE DEKADDA MUQDISHO.FEB.2013

screen

HOOS KA DAAWO DEKADDA MUQDISHO Continue reading

DAAWO: Arday Soomaaliyeed oo ka qalin jebiyey Jaamacadaha kala duwan ee dalka Maleysiya

DSC_0083Arday badan oo Soomaaliyeed ayaa ka qalin jebiyey Jamacadda lagu magacaabo  University teknology Malaysia UTM iyo Jaamacado ay ka mid yihiin  UIA, KLMU, kuwaas oo 15 ka mid ah ka qalin jebiyeen Shahadada Master, halka kuwa kale ahaayeen Degree. HOOS KA DAAWO SAWIRADA. Continue reading

SU’AASHII MAXBUUSKA XIRAN EE MADAXWEYNAHA LA-SOCOTAY.

205752_592379564124827_1062529085_n

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA Continue reading

DAAWO: Kulankii Madaxweynaha & PM David Cameron

DAAWO KULANKII MADAXDA EE N0.10

DAAWO: Qurba-joogtu maxey ka yiraahdeen magaalada Muqdisho; Wareysiyo, Aragti iyo Talooyin kala duwan.

LIIDOQurba joogta Soomaaliyeed ee dib ugu laabtay dalkii Hooyo, si ay indhahooda ugu soo arkaan isbedellada cusub ee qeybaha Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Muqdisho ayaa wixii ay indhahooda ku arkeen ku muujiyey dareenkooda,  fikir iyo aragtiyo kala duwan. HOOS KA DAAWO WAREYSIYADOODA IYO VIDEO XIISO BADAN. Continue reading

Ducadii ugu saameynta iyo qosolka badneyd Soomaalida qurbaha oo sanadkaan laga duceeyey Koofur Afrika

DUCADADucadii ugu saameynta badneyd sanadkaan 2013, isla markaana ku saabsanyd dhamaanteed Soomaalida qurbaha, sida wiilasha Doobabka ah, Dumarka Yurub ku raagey, Kuwa qaxootiga ah, kuwa ganacsiga qaaradda Afrika ku qasaaray iyo arrimo kale ayuu nin wadaad ah uga duceeyay wadanka Koofur Afrika, meel Soomaalidu isugu timid si ay u dhegeystaan wadaado halkaas khudbooyin diiniya ka jeedinayey. HOOS KA DAAWO DUCADII SANADKA 2013. Continue reading

QAAR KA MID AH FANAANIINTA UGU CAANSAN SOOMAALIYA OO FARRIIN CULUS U DIRAY SHACABKA.

all fanaan

HOOS DAAWO QEYLO DHAANTA FANAANIINTA Continue reading

MARYAN MURSAL IYO SHEEKADA SANADKA 2013: INTAYSAN I BILILIQEYSAN AYAAN KA BOOBAYAA.

m-mursal

DAAWO SHEEKO XIISO LEH & HEESO CUSUB Continue reading

DAAWO: MUUQAALKII UGU DAMBEEYEY MAALMAHAAN EE XAMAR & XEEBTA JAZEERA (JAZIIRA) DEC 2012.

XEEBTA LIIDO 0

HALKAAN HOOS KA DAAWO VIDEO DEC 2012 Continue reading

MUQDISHO & MAANTA: X/weyne, Maka Al-Mukarama, KM4, Zope, Taleex, Sayidka, Liido, Bakaaraha, Muqdisho Airport …

XAMAR MAANTA

RIIX HALKAAN OO DAAWO VIDEO-GA MUQDISHO Continue reading

DAAWO KISMAAYO & KENYA: Muuqaalkii ugu dambeeyay ee Dekadda, Airpor-ka iyo gudaha magaalada meelo ka mid ah.

KISMAYO

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA KISMAAYO Continue reading

%d bloggers like this: