Madaxweynaha Soomaaliya oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee ay Belgium-ka usoo magacowday Soomaaliya..

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Dalka Belgium-ka u fadhin doona Soomaaliya, kaas oo lagu magacaabo Nicolas Nihon. Continue reading

The Regional Risks to Somalia’s Moment of Hope.

formaajo-jpg1Eruptions of joy across the Somali-speaking Horn of Africa greeted the election of President Mohammed Abdullahi Farmajo, but to deliver a cure for Somalia’s chronic ills he will need to counter distrust in neighbouring Ethiopia and Kenya and win support from the African Union.

Continue reading

Wargelin iyo Ogeysiis Muhim ah oo ku socda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Kanton Zurich ee Dalka Switzerland.

Logo VereinGuddiga Fulinta Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Kanton Zürich wuxuu Soomaalida ku wargelinaa lana socodsiinayaa in la qaban doono Shirweynihii Kulanka Xubnaha guud ee Jaaliyadda Kanton Zürich (Kongress für Somalisches Verein des Kanton Zürich). Continue reading

Liiska Magacyada Golaha Baarlamaanka Galmudug.

Waxaa Caawa lashaaciyey Liiska magacyada Golaha Baarlanka ee maamulka Galmudug uu yeelan doono. Hoos ka akhri Magacyada. Continue reading

Maanta oo kale 15-ka May Xuska Halgamayaashii SYL & Xornimadeena.

HOOS KA DAAWO TAARIIKHDA

Halkaan ka akhri Continue reading

Daawo Naciimo Show iyo Guurka Soomaalida Qurbaha kunool. (Qeybta 1-aad & 2-aad)

NACIIMA SHOW

HOOS KA DAAWO VIDEO XIISO BADAN

Continue reading

CIID WANAAGSAN, CIID MUBAARAK, ALLES GUTE ZUM EID MUBARAK, HAPPY EID MUBARAK.

HOOS KA DAAWO HEESAHA CIIDA OO VIDEO AH

undefinedRiix Halkaan Continue reading

Xuska Maalintii Qaranka & Calan Saarka Soomaaliya

Somalia's History

HOOS KA DAAWO TAARIIKHDA

Halkaan ka akhri Continue reading

SUUGAANTA RAMADAANKA SOMALISWISS. (Keydkii Qaranka ee Radio Muqdisho).

Waxaan ugu bishaarey naynaa dhammaan soo booqdayaasha SomaliSwiss in ay boggaan ka heli karaan, Suugaanta kala duwan ee Ramadaanka oo isugu jirta Nabi Amaan, Heeso Ramadaan soo dhaweyn ah iyo kuwa sagootin ah iyo kuwa kale oo nuuc kasta leh. HOOS KA DHEGAYSO SUUGAANTA RAMADAANKA. Continue reading

Maanta oo kale: 26-ka June & 1-da July (Daawo Taariikhda Dheer ee xornimadii Soomaaliya)

26-ka june-1-da july

HOOS KA DAAWO TAARIIKHDA

Halkaan ka akhri Continue reading

Daawo Xadgudubka iyo Dhibaatada Dowladda Kenya ku hayso Shacabka Soomaaliyeed.

ggMuwaadiniinta Soomaaliyeed ee siyaabaha kala duwan ugu noolaa dalka Kenya ayey soo foof saartay dhibaateyntii ugu darneyd mudooyinkaan ee uga timaada dhinaca dowladda Kenya, taas oo isugu jirta jirdil, xarig, boob iyo dhac hantidooda iyo musaafurin qasab ah intaba. Hoos ka daawo Video-yada. Continue reading

MAANTA OO KALE:-Xuska iyo Xusuusta 21-ka October: Wadaad iyo Waranle – Kuwii qaribay dalka iyo daka.

xuska2

DAAWO XUSKA & XUSUUSTA 21ka OCTOBER

Halkaan Riix oo Daawo Continue reading

Maanta oo dalka iyo dibadaba laga xusay wax-qabdka Dowladdii Kacaanka halka Shacabkana laga codsaday inay taageeraan Dowladda Soomaaliyeed.

Jaalle M. Siyaad BarreMaanta oo ay bisha Oktoobar ku beegan tahay 21 ayaa waxay ahayd markii ay xukunka dalka la wareegtay sannadkii 1969-kii dowlad milaterigu uu hor-kacayo, taasoo uu madaxweyne ka ahaa Jen. Maxamed Siyaad Barre oo ku geeriyooday dalka Nigeria bishii Jannaayo ee sannadkii 1995-kii. HOOS KA DAAWO BARNAAMISH GAAR AH. Continue reading

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya oo Khudbad dhinac walba taabanaysa Ka Jeediyay Shirka Qaramada Midoobay.

Madaxweynaha Soomaaliya UNMadaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta khudbad dhinac walba taabanaysa ka jeediyay Xarunta Qaramada midoobay. HOOS KA DAAWO VIDEO-GA

Continue reading

Muqdisho & Maanta: Daawo Dareenka dadka Muqdisho & Dardaaranka Qurbajoogta Soomaaliyeed.

hibo-muqdisho

DAAWO MUQDISHO & MAANTA VIDEOS Continue reading

ARDAY SOOMAALIYEED OO FARA BADAN OO GUULA KASOO HOYAY WAXBARASHADA WADANKA INGIRIISKA.

congratulations hana

Hana Abas Ibrahim waa gabar 16 jir ah kuna dhalatay magalada London. Runti waa gabar mudan ku dayasho wanaagsan iyada iyo inta lamidka ah. Hana waxay dhameysatay wax barashadeedii dugsiga sare GCSE. Waxaana lagu qoray news yada ka soo baxa magaalada London, gaar ahaan joornaalka loo yaqaan Camden News Journal boga sideedad. Run ahaanti maadooyinka ugu fiican waxbarashada waxay heysataa good grades. Continue reading

MARYAN MURSAL SHEEKO QOSOL BADAN OO 4.5 AH KASHEEKEYSAY CIIDA SNTV .

MARYAN MURSAL SHEEKO

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA Continue reading

HEESAHA FADUMIINA

Screen Shot 2013-08-17 at 01.39.58

HOOS KA DAAWO HEESTA Continue reading

CIID WANAAGSAN, CIID MUBAARAK, HAPPY EID MUBARAK, ALLES GUTE ZUM EID MUBARAK.

HOOS KA DAAWO HEESAHA CIIDA OO VIDEO AH

undefinedRiix Halkaan Continue reading

Maanta oo kale: 26-ka June & 1-da July (Daawo Video Taariikhda Dheer ee xornimadii Dalka Soomaaliya)

26-ka june-1-da july

DAAWO VIDEO TAARIIKHDA DALKEENA Continue reading

MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA OO KA HADLAY DAGAALADA KA SOCDA MAGAALADA KISMAAYO.

MADAXWEYNE XASAN SHEIKH

HOOS KA DAAWO KHUDBADA MADAXWEYNAHA Continue reading

Xil. Daahir Amiin Jeesow oo jawaab kabixiyay hadalkii ay ka been abuureen kooxda Al-Shabaab.

Xil Daahir Amiin JeesowXildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ay hagar qabayaasha isku magacaabay Al-Shabaab uga been abuurreen in uu yiri Rag iyo Rag ama dumar iyo Dumar wey is-guursan karaan. HOOS KA DAAWO VIDEO-GA IYO JAWAABTA XILDHIBAANKA Continue reading

Guddoomiyihii dhaqdhaqaaqii NFD ee dalka Kenya Suldan Deqow, oo ugu baaqay dowladda Kenya in ay faraha kala baxaan amuuraha dalka Soomaaliya.

SOMALI NFD KENYAGuddoomiyihii dhaqdhaqaaqii loo yiqiiney NFD ee dalka Kenya Suldan Deqow Suldan Macalin Sanbul, ayaa ugu baaqay mudanaayaasha baarlamaanka Kenya in ay faraha kala baxaan amuura dalka Soomaaliya. HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA Continue reading

Muuqaalka Maanta ee Muqdisho iyo Hargeysa 2013.

HOOS KA DAAWO VIDEO-yada & SAWIRADA Continue reading

Canadian sisters on front lines of rebuilding Somalia.

elman_sistersTwo sisters from Ottawa are fighting gender violence and terrorism in Somalia. One is a military commander; one speaks out for women’s rights and supports victims of violence.

MOGADISHU, SOMALIA—The Elman sisters are bathed in the honey glow of Somalia’s late afternoon sun, the only sounds coming from an iPhone in a pink case that chirps continuously and the bursts of chatter from women upstairs. A sign in the corner of the office where they sit reads: “Real Men Don’t Rape.†Continue reading

Daawo Muuqaalka Hargeysa iyo Maanta 2013.

hargeysaDaawo Video-ga iyo muuqaalkii u dambeeyay quruxda iyo horumarka ka muuqanaya xilligaan caasimadda Hargeysa oo ku dayasho mudan. HOOS KA DAAWO VIDEO-GA.

 

Continue reading

The International Somalia Conference final communiqué.

Somalia-FinalThe London Somalia Conference took place at Lancaster House on 7 May 2013, co-hosted by the UK and Somalia, and attended by fifty-four friends and partners of Somalia. READ THE FULL COMMUNIQUE. Continue reading

President Hassan Sheikh & PM David Cameron’s speechs to the Somalia Conference in London Today.

Cameron & HassanPrime Minister David Cameron’s speech to the Somalia Conference in London on 7 May, 2013. This is a transcript of the speech, exactly as it was delivered. Watch the Videos Continue reading

DAAWO KHUDBADAHA SHIRKA SOOMAALIYA EE LONDON SOMALI CONFERENCE 07/05/2013.

London somali conferenceHALKAAN HOOSE KA DAAWO DHAMMAAN MUUQAALKA VIDEO-YADA KHUDBADAHA MADAXDA CAALAMKU KA JEEDINAYAAN SHIRKA SOOMAALIYA EE LONDON SOMALI CONFERENCE 07/05/2013. HALKAAN HOOSE RIIX OO KA DAAWO. Continue reading

H.E. Hassan Sheikh Mohamud opening address at the London Somalia Conference today

londonsomali

A few weeks ago, I planted a young sapling in the garden at Villa Somalia to raise the issue of deforestation, and it got me thinking – what does a young sapling need for it to grow into a strong, healthy tree? Continue reading

%d bloggers like this: