Afar wiil oo walaalo ah ayaa ku geeriyoodey, kadib markii xalay uu kusoo dumay dhismihii qadiimiga ahaa ee Bateero gurigooda oo ku yaalla degmadda Shangaani ee magaalada Muqdisho oo ay deganaayeen.
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dhismihii qadiimiga ahaa ee Bateero ku yaalay oo dumay ayaa waxaa ku geeriyooday Afar Caruur oo wada dhashay [Muqdisho].
You must be logged in to post a comment.