Eedeysane Maxamad Cali Cilmi oo 45 jir ah ayaa si arxan dara ah tooreey ugu dilay wiil uu dhalay oo lagu magacaabo Maxamuud Maxamed Cali oo 6 sano jir ahaa xaafada Heliwaa ee magaalada Muqdisho.
Booliska ayaa gacanta kusoo dhigay Aabaha eedeysanaha ah kaas oo labaarayo inuu caafimaad qabo iyo sababta ku kaliftay in uu dilo saqiir uu isaga dhalay.
Sidoo kale Macalin dugsi ayaa kufsaday ilmo Wiilal iyo Gabdho iskugu jira oo uu macalin dgsi u ahaa.
Dhibaatooyinka foosha xun xun ayaa kusoo badanaya guud ahaa dalka Soomaaliya, iyadoo ay dhanka dowlada kasocoto Amniga oo lasugayo iyo Maandooriyaha oo lasuulinayo

Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.