Boqortooyada dalka Ingiriiska ayaa Madaxweyne Xasan Maxamuud ka joojisay safar uu ku imaan lahaa London.

Dowladda Ingiriiska ayaa shaacisay in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay ka saartay liiska dadka ay ku casuuntay ka qeyb galka xaflada caleema saarka boqorka Boqortooyada Ingiriiska.

Continue reading

Wakiilkii Qaramada Midoobe u qaabilsanaa Soomaaliya James Swan oo lagu badalay Haweeney lagu magacaabo Catriona Laing.

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ant├│nio Guterres ayaa u magacaabay Catriona Laing oo u dhalatay dalka Ingiriiska in ay noqoto ergeyga gaarka ah ee Soomaaliya Iyo madaxa xafiiska Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM).

Continue reading

Nin 45 jir ah oo wiil uu dhalay oo 6 jir ah toorey ku dilay..

Eedeysane Maxamad Cali Cilmi oo 45 jir ah ayaa si arxan dara ah tooreey ugu dilay wiil uu dhalay oo lagu magacaabo Maxamuud Maxamed Cali oo 6 sano jir ahaa xaafada Heliwaa ee magaalada Muqdisho.

Continue reading
%d bloggers like this: