Filed under: Muqdisho | Comments Off on CUMAR HEYBAD | DASTUURKA MAXAA KU QORAN? | 2023
CUMAR HEYBAD | DASTUURKA MAXAA KU QORAN? | 2023
RUMAAN RUUXI | MARKAAGII BAA LA GAARAY | LIVE ON STAGE 2023
Odayashii Dhaqanka ee ka tagay magaalada Muqdisho oo la kulmay Golaha Guurtida Somaliland..
Odayaasha dhaqanka ee waday dhexdhexaadinta dagaalka Laascaanood ee gobolka Sool, ayaa maanta kulan la yeeshay shir guddoonka Golaha Guurtida Somaliland.
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Odayashii Dhaqanka ee ka tagay magaalada Muqdisho oo la kulmay Golaha Guurtida Somaliland..
Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo dalka Ethiopia ka wada dadaalo uu dib ugu soo celinayo xiriirkii Itoobiya..
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa socdaalkii u horreeyay ku tagay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, tan iyo sanadkii 2019 wixii ka dambeeyay oo khilaaf xooggan soo kala dhex galay, kaddib isku daygii Ciidamada Kumaandooska Itoobiya ku doonayeen inay ku soo qabtana Agosto 2019.
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo dalka Ethiopia ka wada dadaalo uu dib ugu soo celinayo xiriirkii Itoobiya..
Warmurtiyeed laga soo saaray Shir-Madaxeedka Dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya..
Madaxda dalalka ay Ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ayaa shir uga socday magaalada Kampala ee dalka Uganda, 26-27 Abriil 2023, waxa ay isku raacay qodobbo ay ka mid yahiin ..
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Warmurtiyeed laga soo saaray Shir-Madaxeedka Dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya..
IQRO INDHO DEEQ | KAA BOGSOODAY | 2023
TUBEEC YARE | DITOORKA RUUXDA | 2023
AMAAL ARAGSAN | WAA MACAANTEE | 2023
CAWIL KOYLA | HUBAA IDEEQDAY | 2023
AARMAAN | DHAB JACEYL AH DHAAFI MAAYO | 2023
KHAALID YARE | NACNACIINA | 2023
ANISA ARAGSAN | JIRKAA KU FAHMEE XABIBI | 2023
CABDIWELI KINGEERO | IMTIXAANKA JACEYLKA | 2023
NASTEEXO DAYAX | DASTUURKAAN OGOLEYN DIRIRKEENA | HAPPY EID MUBARAK | 2023
Filed under: Muqdisho | Comments Off on NASTEEXO DAYAX | DASTUURKAAN OGOLEYN DIRIRKEENA | HAPPY EID MUBARAK | 2023
You must be logged in to post a comment.