Xoghayaha Arrimaha dibadda Mareykanka ayaa sheegay in cadeyn loo haayo in cudurka corona virus uu ku yimid Sheybaar.

Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mike Pompeo ayaa Axaddii sheegay in “caddeymo weyn” ay muujinayaan in cudurka Coronavirus uu
asalkiisa ka yimid shaybaar ku yaalla dalka Shiinaha, isaga oo sare usii qaaday xiisadda kala dhaxeysa Beijing.

Continue reading
%d bloggers like this: