Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mike Pompeo ayaa Axaddii sheegay in “caddeymo weyn†ay muujinayaan in cudurka Coronavirus uu
asalkiisa ka yimid shaybaar ku yaalla dalka Shiinaha, isaga oo sare usii qaaday xiisadda kala dhaxeysa Beijing.

Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xoghayaha Arrimaha dibadda Mareykanka ayaa sheegay in cadeyn loo haayo in cudurka corona virus uu ku yimid Sheybaar.
You must be logged in to post a comment.