Advertisements

Horjooge ka tirsan Kooxda Al-Sabaab oo isu soo dhiibay ciidanka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed.

IMG-20190617-WA0019Horjooge Ka tirsan Maleeshiyada Al-Shabab oo lagu Magacaabo Ibraahim Manuur Cusmaan ayaa isku soo dhiibey Maamulka Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay. Continue reading

Advertisements

Sheikh Shaakir oo sheegay in ay qabteen ragii ka dambeeyay dilkii ka dhacay magaalada Dhuusamareeb.

Sheekh-696x392Madaxa Xukuumadda Dowlad Goboleedka Galmudug Sheikh Maxamed Shaakir ayaa sheegay in ciidamada ammaanka Galmudug ay gacanta ku dhigeen dadkii ka dambeeyay dilkii 4-ruux oo dhowaan lagu dilay duleedka magaalada Dhuusamareeb. Continue reading

Hargeysa: Xildhibaan Dhakool oo xabsiga laga sii daayay.

dhakool-696x392Maamulka Somaliland ayaa xabsiga ka sii daayay xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo  muddo ka badan bil ku xirnaa Magaalada Hargeysa. Continue reading

%d bloggers like this: