War Deg Deg ah: dil caawa ka dhacay magaalada Gaalkacyo oo isla cada 9 qof loogu aarguday..

Wararka qaar ayaa sheegayo in dadka la dilay ay ahaayeen dad kasoo jeedo hal beel, oo lagu tuhmayo dilka Calio Dhiif oo kasoo jeeda beesha Sacad ee Habar-gidir, inkastoo aan weli laga helin faahfaahin dheeraad ah. Continue reading

Kooxda Al-Shabaab oo askar ka soo qafaalatay gudaha dalka Kenya.

al-hijra-696x465Maleeshiyaadka Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegay in howlgal qorshaysan oo ay ka fuliyeen degaanno hoos yimaada magaalada Wajeer ee gobolka waqooyi bari Kenya ay ku soo afduubteen askar ka tirsan Booliiska dalka Kenya. Continue reading

%d bloggers like this: