Posted on June 17, 2019 by SomaliSwiss
Horjooge Ka tirsan Maleeshiyada Al-Shabab oo lagu Magacaabo Ibraahim Manuur Cusmaan ayaa isku soo dhiibey Maamulka Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Horjooge ka tirsan Kooxda Al-Sabaab oo isu soo dhiibay ciidanka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed.
Posted on June 17, 2019 by SomaliSwiss
Madaxa Xukuumadda Dowlad Goboleedka Galmudug Sheikh Maxamed Shaakir ayaa sheegay in ciidamada ammaanka Galmudug ay gacanta ku dhigeen dadkii ka dambeeyay dilkii 4-ruux oo dhowaan lagu dilay duleedka magaalada Dhuusamareeb. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Sheikh Shaakir oo sheegay in ay qabteen ragii ka dambeeyay dilkii ka dhacay magaalada Dhuusamareeb.
Posted on June 17, 2019 by SomaliSwiss
Maamulka Somaliland ayaa xabsiga ka sii daayay xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo  muddo ka badan bil ku xirnaa Magaalada Hargeysa. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Hargeysa: Xildhibaan Dhakool oo xabsiga laga sii daayay.
Posted on June 15, 2019 by SomaliSwiss
Wararka qaar ayaa sheegayo in dadka la dilay ay ahaayeen dad kasoo jeedo hal beel, oo lagu tuhmayo dilka Calio Dhiif oo kasoo jeeda beesha Sacad ee Habar-gidir, inkastoo aan weli laga helin faahfaahin dheeraad ah. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on War Deg Deg ah: dil caawa ka dhacay magaalada Gaalkacyo oo isla cada 9 qof loogu aarguday..
Posted on June 15, 2019 by SomaliSwiss
Maleeshiyaadka Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegay in howlgal qorshaysan oo ay ka fuliyeen degaanno hoos yimaada magaalada Wajeer ee gobolka waqooyi bari Kenya ay ku soo afduubteen askar ka tirsan Booliiska dalka Kenya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Kooxda Al-Shabaab oo askar ka soo qafaalatay gudaha dalka Kenya.
Posted on June 14, 2019 by SomaliSwiss
Xoghayaha ururka suxufiyiinta Qaranka Soomaliyeed ee Nusoj Omar Faruk Osman ayaa ka mid noqday hogaanka ugu sareeya ee xukumaya 3 sano ee soo socota ururka suxufiinta adduunka IFJ. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Omar Faruk Osman oo noqday hogaanka ugu sareeya ee xukumaya 3-da sano ee soo socota ururka suxufiinta Adduunka ee IFJ.
Posted on June 14, 2019 by SomaliSwiss
Baasaboorka Soomaaliga ah oo laga aqoonsaday dalka Switzerland, Dowladda Swiss-ka ayaa si rasmi ah u shaacisay in ay aqoonsan tahay Baasaboorka diblamaasiga ah iyo kan shaqaalaha ee dalka Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Baasaboorka Soomaaliga ah oo laga aqoonsaday dalka Switzerland.
You must be logged in to post a comment.