Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirada dalalka Suudaan iyo Turkiga.

Safi1i-696x464Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee dalalka Turkiga iyo Suudaan ee Soomaaliya. Danjiraha dalka Turkiga Mudane Maxamed Yilmaz oo Madaxweynaha la wadaagay farriin iyo salaan uu uga siday dhiggiisa dalkaas Mudane Rajab Dayib Ordogaan ayaa uga mahad celiyey dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed soo dhaweynta iyo adkeynta xiriirka walaaltinimo ee ka dhaxeeya labada dal iyo shacab. Continue reading

Guddoomiye kuxigeenada koowaad iyo labaad ee Baarlamanka oo soo saaray go’aano lagu go’doominayo Guddoomiye Mursal.

Mudey-MahadGuddoomiye kuxigeenada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa goor dhow soo saaray go’aan u muuqda mid lagu go’doominayo awoodda Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal. Continue reading

C/raxmaan C/shakuur Warsame oo soo gaaray Muqdisho iyo Xildhibaano dhanka mucaaradka ah oo soo dhoweeyay.

warsame-0Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Mucaaradka ah ee kasoo horjeeda siyaasada Farmaajo iyo Kheyre ayaa ku soo dhoweeyay Siyaasiga mucaaradka qeybta VIP-da Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho. Continue reading

%d bloggers like this: