Madaxweyne kuxigeenka maamul goboleedka Puntland “Haraadi baa ku soo haray Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada, waqtigoodii waa dhammaaday.

CameyMadaxweyne ku-xigeenka maamul goboleedka Puntland C/xakiin C/llaahi Cumar Cameey ayaa weerar afka ah ku qaaday Golaha Iskaashiga maamul goboleedyada, isagoo ku eedeeyay in aysan dooneyn in Soomaaliya ay mid noqoto Isla markaana horay usocoto. Continue reading

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay dhigiisa magaalada Nairobi.

duqa muqdisho iyo nairobiGuddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya kula kulmay Guddoomiyaha magaalada Nairobi Mike Sonko, iyagoo ka wada hadlay sidii loo abuuri lahaa iskaashi dhinacyo badan taabanaya. Continue reading

La taliyaha Guddoomiyaha Baarlamanka ayaa sheegay kala dirida Guddiga Maaliyadda in husan waafaqsaneyn xeer hoosaadka.

lataliyaha gudoonka baarlamankaLa Taliyaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya C/qaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa su’aal ka keenay sharcinimada kala dirida Guddiga Maaliyadda, isagoo caddeeyay in aanay waafaqsaneyn Xeer hoosaadka. Continue reading

%d bloggers like this: