Madaxweyne Farmaajo oo ka warbixiyay xiriirka dalalka Geeska Afrika â€œDhageysoâ€

unnamed-13Madaxweynaha Jamuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka warbixiyay xiriirka dalalka Gobolka, Iskaashiga Dhaqaale ee Soomaaliya, Itoobiya iyo Ereteriya iyo mustaqbalka waxa uu Soomaaliya uga dhiganyahay heshiiska saddex geesoodka ah. Continue reading

Cali Maxamed Geedi oo u gogol xaaraya wada hadal dhex mara Jubbaland iyo dowladda Federaalka.

gedi8Ra’iisul Wasaarihii hore ee dowladdii KMG ee Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Jubbaland. Mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland iyo saraakiil ayaa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Kismaayo, waxaana loo galbiyay Guriga Martida. Continue reading

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo cunaqanatayntii saarnayd Eritrea ka qaaday.

UN_new_yorkGolaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa isku raacay in cunaqabateynta saarneyd dalka Eritrea laga qaado. Eritrea ayaa xayiraadahani lagu soo rogay sagaal sano ka hor, xilligaasi oo lagu eedeeyay in ay taageerto mintidiinta Soomaaliya ee Al-Shabaab. Continue reading

%d bloggers like this: